Home Wararka Sweden Migrationsverket: Caruurta Waalidkooda heysan Sharciga oo la Musaafurin karo

Migrationsverket: Caruurta Waalidkooda heysan Sharciga oo la Musaafurin karo

0
Photo: Jessica Gow/TT

Hay’ada laanta Socdaalka Sweden ee migrationsverket ayaa musaafurineysa caruurta aanan waalidkooda heysan sharciga dalka.

Caruurta ayaa noqoneysa kuwa ku dhashay wadankan ee waalikooda heysan sharciga wadanka siyaabo kala duwan oo markaasi lagu heesto.

Go’anka laanta Socdaalka ayaa durba saameyn ku yeeshay Hadicha oo 13 sano jir ah taasi oo la musaafurinayo iyadoo ku dhalatay wadanka sweden.

Hadicha ayaa ka hashey go’anka lagu musaafurinayo waxayna sheegtay in aysan aheyn qof ajanabi ah madama ay ku dhalatay wadanka.

Sweden ayaa caadiyan sharciga siisa caruurta wadanka ku dhalata xataa hadii waalidka dhalay uusan wadanka sharcigiisa heysan.

Somaliska Stockholm

Xigasho/radiosverige

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here