Wednesday, August 27, 2025

Magaalada Gävle ee Sweden oo Roobab xoogan ka da’een iyo Iskuulada oo la xiray

0
Roob xooggan ayaa ka da’ay Gävle iyo deegaannada u dhow Gävle. waxaa ka da'ay roob ka badan kii caadiga ahaa bishii August oo dhan. Dhowr...

Midowga Yurub oo ku baaqay in Daaliban lala yeesho Wada-hadal

0
jeckow ama ha jeclaan, laakiin Midowga Yurub kama xishoonayo inuu la hadlo Taliban. Tani waa farriintii Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Midowga, Josep Borrell, habeenkii Talaadada. - Ma...

Sweden oo Dalka dib ugu soo celisay Shaqaalaha ku sugnaa Safaarada Afganistan

0
ugu danbeyn waxaa dalka Sweden soo gaaray diyaarad siday shaqaalo ka tirsan Safaarada Sweden ku leedahay Dalka Afanistan. Shaqaalaha ayaa lagu soo qaaday diyaraad gaar...

Loo Shaqeeyaha Waxa uu Eryi karaa Shaqaalaha Hadii Talaalka ay diidaan. (Soo jeedin)

0
Dalal badan oo caalamka durba waxay bilaabeen in shirkadaha loo shaqeeyo eryi karaan qofka hadii uu diido talaalka. Mareykanka ayaa durba bilaabay sidaasi lakin Sweden...

Hay’adda Socdaalka Sweden oo loogu baaqay in ay eegto Xaalada Qaxootiga Afganistan

0
Xaalada Dalka Afganistan ayaa ah mid cakiran iyadoo dowlada Dalkaasi laga saaray wadanka waxana hada wadanka heesta kooxda Daliban. Maanta Muuqaalo lasoo bandhigay ayaa muujinaya...

Siyaasiyiinta Sweden oo kasoo horjeestay Nin Kufsi Geestay oo lacag Magdhow la siiyay isaga...

0
baraha Bulshada qeybaha warbaahinta wadanka Sweden ayaa hadal haya nin xukun lagu riday sanadkii 2017 kaasi oo kufsi geestay. in ninka uu kufsi geestay isla...

Sweden oo War kasoo saartay Sharciyada Jira ee Corona kuwaasi oo ku eg Bisha...

0
Sweden ayaa wali waxaa ka jira sharciyada badan kuwaasi oo laga soo saaray xaalada Corona ee wadanka ka jira. Sharciyada ayaa badankooda waxay ku egyihiin...

Xaafada Tensta oo Caawa toogasho ka dhacday, Booliska oo ka Warbixiyay

0
Abaaro 20.50 habeenimo ee Caawa ayaa rasaas laga maqlay Xaafada Tensta ee Waqooyiga Caasimada Stockholm. Rasaasta ayaa looga shakisanyahay iskuday dil lakin qofna waxba kuma...

Hampalyo Dhalashada Sanadka Cusub ee Islamka 1443H

0
Shalay oo isniin aheyd waxaa dhashay sanadka cusub ee islaamiga ee 1443 Hijra oo ah taariikh-da umada islaamiga ah. Bahda Somaliska waxay idinkugu hampalyeyneysaa dhalashada...

Göteborg oo qof lagu toogtay Caawa

0
Wararka laga helayo Agnesberg oo ku taalla dhanka waqooyi ee Caasimada Götenborg ayaa sheegay in halkaasi lagu toogtay qof. Falka ayaa dhacay abaaro 19:00 pm...