Friday, March 29, 2024

Amiirka Denmark Joachim oo deg deg isbitaalka loo dhigay

0
mid kamid ah amiirada Denmark Joachim ayaa deg deg loo dhigay isbitaalka kadib markii madaxiisa lagu arkay xinjiro dhiig ah sida ay shaaciyeen Qosyka...

Denmark oo dib u soo celisay Qorshe lagaaga ceshanayo dhalashada Dalka

0
Dowlada Dalka Denarmk ayaa dib u soo celisay Hindise dhigaya in Sharciga dalka gaar ahaan dhalashada dalkaasi dib looga ceshanayo qofka heesta isla markana...

Diyaaradan oo kaliya ayaa tagta Somaliya isbuuc walbo

0
Sida ay heleyso Warbaahinta Somaliska.com diyaarada Itoobiyan Airline ayaa ah diyaarada kaliya ee tagta Dalka Somaliya iyadoo marta Caasimada itoobiya ka hor inta aysan...

Raisul’wasaarada Denmark oo ugu danbeyn guursatay kadib dhoor mar oo Arooskeeda la baajiyay

0
Rai'sul wasaarada Denmark Mette Frederiksen ayaa ugu danbeyn guursatay kadib dhoor jeer oo arooskooda u baaqday xanuunka Corona Waxana ay guursatay Filimqaadaha u dhashay...

Denmark oo soo saartay Corona Basaboor oo loogu tala galay Dadka Safraya

0
Dowlada Denmark ayaa soo saartay Basaboor loogu tala galay Dadka Safarka kaasi oo ah Elektaroonig waxana Qofka uu kala soo baxayaa Boga Hay'ada Caafimaadka...

Denmark oo Xuduuda u furtay Dalka Sweden gaar ahaan Gobolka Skåne

0
Dowlada Denmark ayaa ugu danbeyn Xuduuda u furtay Gobolka Skåne oo ka tirsan dalka Sweden kaasi oo buuxiyay Sharuudaha Dowlada Denmark ku xirtay Xaduud...

Midowga Yurub oo shaaciyay Tirada Dadka uga dhintay Xanuunka Corona

0
Wadamada midowga yurub ayaa shaaciyay tirada Dadka ugu dhintay Xanuunka corona tan iyo markii uu xanuunka soo gaaray Qaaramada Yurub. Tirada dhimashada ee lagu soo...

Goormee ayey furmayaan Safarada diyaaradaha tagaya Africa

0
mudo dhoor bilood oo loo xayirnaa Xaalada Coronavirus ee Caalamka ayaa qaar kamid ah Diyaaradaha Caalamka waxay bilaabayaan Safarada qaarkood kuwaasi oo Xanibaad saaran...

Denmark:- Mette Frederiksen oo markii Sadaxaad arooskeeda u baajisay Shir muhiim ah

0
Ra’isul Wasaaraha dalka  Denmark, Mette Frederiksen ayaa mar kale dib u dhigtay xaflada arooskeeda, waxa ayna markan shaacisay in sababta arooskeeda dib uga dhacay...

Tirada Qaxootiga Soo galaya Yurub oo mar kale sare u kacday

0
Frontex ayaa ku warameysa in tirada qaxootiga isku dayaya inay u gudbayaan Yurub ay aad kor ugu kaceen usbuucyadii la soo dhaafay, si ka...