Home Wararka Denmark Denmark oo dib u soo celisay Qorshe lagaaga ceshanayo dhalashada Dalka

Denmark oo dib u soo celisay Qorshe lagaaga ceshanayo dhalashada Dalka

0

Dowlada Dalka Denarmk ayaa dib u soo celisay Hindise dhigaya in Sharciga dalka gaar ahaan dhalashada dalkaasi dib looga ceshanayo qofka heesta isla markana lagu helo in uu galay danbi adag oo keeni kara in qofka uu ku muteesto ciqaab ah.

Sida laga soo xigtay wasiirada arimaha dibada ee Denmark waxaa Sharciga dalka laga ceshan karaa oo kaliya qofka geesta dambi adag oo qaranka dhaawacaya lakin mahan dambiyada sida Daroogada, Dambiyada rabshadaha dhaca.

Xisbiga Konservativa ayaa durba dowlada ku dhaleeceeyay Qorshaha sharcigan kaasi oo ah mid aana la fulin karin sida uu ka dhawaajiyay xisbiga.

Denmarka ayaa kamid ah Wadamada Nordic kuwaasi oo sharciyada ugu adag kasoo saara dalkeeda gaar ahaan kuwa qaxootiga ka hor inta aysan kaga dayan Denmark iyo Sweden.

Somaliska Copenhegan

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here