Wadamada Midowga Yurub oo Mowqif Mideysan ka qaatay Qaxootiga ka imaanaya Bada Mediterranean
Wadamada kala ah , Qubrus, Talyaaniga, Malta iyo Isbaanishka ayaa ugu baaqay Yurubta kale in Qaxootiga soo galaya leesla qeybsado go'ankaasi oo shantan Dal...
Försäkringskassan: Farqi Weyn oo u dhaxeeya helista Lacagta Jirada iyo Xalinta Kiisaskaasi
Maanta Talefashinka SVT ayaa shaaca qaaday baaritaan uu sameeyay in uu jiro kala duwanaan u dhaxeysa Kiisaska la xiriira Dadka dalbada Lacagta Jirada ee...
Hay’adda Migrationsverket-ka oo go’an kasoo saaray Qaxootiga Suuriya ee Wadanka ku sugan
Laanta Socdaalka Sweden ayaa maanta shaacisay in xaalada dadka reer Siiriyaanka ah iyo baahida ay u qabaan badbaadin aysan isbadelin gudaha Sweden.
sida lagu sheegay go’aan ay soo...
Norway oo Sharciyo Cusub soo Saartay Dadka Qaar oo 5 Sano sugaya Deganaansha
Hay'ada UDI oo arimaha soo galootiga u qaabilsan Wadanka ayaa cusbooneysiisay Sharci horay u bilowday.
Sharciyada ayaa la xiriira mudada ay qofka ku qaadaneyso Sugitaanka...
Sidee ugu Fudud ayaan ku heli karaa (Booking) Balanta Imtixaanka Gaariga Ama Teoriga ee...
Inkastoo la heli karo Balanta Imtixaanka Gaariga ama Teoriga hadana Mudo labo mar ayay hay'adda Trafikverket.se waxay dib u dhigtay Helitaanka Waqtiga balanta oo...
Raisal Wasaaraha Sweden oo ka hadlay Hadalka Xisbiga SD ugu gafay Diinta Islaamka
Raiisel wasaaraha Stefan Löfven ayaa sheegay in xoghayaha xisbiga SD ee islaamka ka sheegay shalay uusan ka yaabinin isaga. “Kani waa SD waana tan aragtidiisa dadka iyo...
Norway oo soo bandhigtay Tirada Somalida ay dib ugu celisay Dalkooda
Dowlada Norway gaar ahaan Qeybta Booliska ayaa soo bandhigay tirada Somalida ee dib looga celiyay Dalka Norway kuwaasi oo gaaraya 192 Qof oo Somali...
Inta ay uurka ku jirtay Ayay qaaday Coronavirus Gabar yar oo Sweden ku dhalatay
Gabar yar oo ku dhalatay cusbitaalka Ostra ee magaalada Utbury dhamaadka sanadkii hore ayaa laga helay cudurka loo yaqaan 'Covid-19', kaliya 23 saac kadib...
Denmark oo Sharciga Deganaanshaha ka ceshatay 94 Qof oo Qaxooti Suuriyan Ah
Warbixin uu daabacay wargayska Ingriiska ee Independent laba maalmood ka hor ayaa lagu sheegay in Danmark noqotay wadankii ugu horeeyey ee Yurub ah ee ka qaada qaxootiga Siiriya deganaanshaha, taas...
Hay’adda trafikverket oo ku dhawaaqday Tilaabooyin Adag oo lagu ilaalinayo Imtixaanka Teoriga
Hay'adda taraafikada ayaa ku dhawaaqday inay bilawday adeegsiga kaamirooyinka ilaalada xarumaha imtixaanka Teoriga , kadib markii ay soo bateen kiisaska qishka imtixaanada. Waxay sheegtay in kaamirooyinka ilaalada ay soo jiidan karaan si ay...