Todobaadkan Gudihiisa Saddex Toogasho oo ka dhacday Xaafada Södertälje
Todobaadkan Gudihiisa Saddex toogasho ayaa ka dhacday Xaafada Södertälje sida ay sheegeen booliska.
Toogashada ugu danbeesay ayaa ka dhacday Xaafadaasi Jimcihii Shalay abaaro 19:00 pm.
Sida...
Booliska Sweden oo Digniin kasoo saaray Dilalka ka dhaca Dalka oo sii kordhaya
Tirada dadka lagu dilay toogashooyinka ayaa kordhay 40 boqolkiiba tan iyo sannadkii hore.
Isla mar ahaantaana, khatarta dhibbanayaasha aan waxba galabsan ayaa kordheysa.
- Waxaan leenahay...
Ruushka oo ku Dhawaaqay La Wareegida Afar Gobol oo Ukraine ka tirsan
Munaasabad maanta ka dhacday Aqalka Kremlin-ka ee Ruushka ayaa waxa lagu Dhawaaqay in afar qeybood oo ka tirsan Ukraine ay ku biireen Dalkaasi.
Madaxweyne Vladimir...
Sweden oo Halis ugu jirta in 200 Boqol Iskuul loo Xiro Macalimiin La’aan
Maanta oo Khamiista dugsiga Vittangi ee Kiruna ayaa xidhan sababo la Xiriira dhanka Macalimiinta awgeed. Isla sidaas oo kale waxaa xiran Nya Raketskolan oo...
Ruushka oo Bari ku Dhawaaqaya Afarta Gobol ee Ku Biiraya Dalkiisa
Berri oo Jimce ah, Ruushku waxa uu si rasmi ah ugu dari doonaa Dalkiisa afarta dhul ee uu ka haysto Ukrain
Afarta Gobol ayaa...
Dowlada Finland oo ku Dhawaaqday Xiritaanka Xadka Dalkaasi ee Ruushka
Finland ayaa xireysa xadka inta badan uu la wadaado Ruushka ee laga helo fiisaha dalxiiska, dowladda Finland ayaa ku dhawaaqday Khamiista maanta.
Mamnuucidda dalxiisayaasha Ruushka...
Sweden oo ka hadashey Qaraxyada loo geestay Dhuumaha Gaaska ee Nord Steam
tan iyo markii ugu horeesay ee soo shaac baxday qaraxyada loo geestay dhuumaha gaaska qaada ee Ruusha una soo gudba Dalalka Yurub waxaa ka...
Italy:- Xisbiga Midig Fog oo ku guuleestay Doorashada ka dhacday Taliyaaniga
Hogaamiyaha midigta fog Giorgia Meloni ayaa sheegtay in uu ku guuleystey doorashadii ka dhacday dalka Talyaaniga, waxaana ay ku dhowdahay in ay noqoto haweeneydii...
Maxaa ku soo Kordhay Dhismaha Dowlada Cusub ee Garabka Midig ee Ulf Kristersson
Hoggaamiyaha xisbiga Moderaterna u qaabilsan dhismaha dawladda, Ulf Kristersson, ayaa sheegay in uu u soo jeediyay af-hayeenka baarlamaanka Andreas Norlen in la siiyo muddo...
Shirkada Caanaha Arla oo Markii Sideedaad kordhisay Qiimaha Caanaha Sanadkan Gudahiisa
Arla ayaa markii sideedaad sanadkan sare u qaaday qiimaha caanaha. Go'aanka shirkadu wuxuu dhaqan galayaa laga bilaabo 1-da Oktoobar.
Taas macnaheedu waa in qiimaha caanuhu uu...