Saturday, May 4, 2024

Waxaa la Dilay isagoo Dul taagan Qabriga Walaalkiis, Rabshado ka taagan Xaafada Södertälje ee...

0
Rabshado aad u xun isla markana u dhaxeeya kooxo ka dhisan Xaafada Södertälje ee Stockholm ayaa noqday kuwa aad looga hadal hayo halkaasi kadib...

Degaanshaha Rasmiga ee Sweden ayaad heli kartaa Adigoo Shaqo joogta ah heysan

0
sanadkaan markii Saddexaad ayuu ka dhacayaa dadka ku nool dalka sweden ee heesta sharciga kumeel gaarka ee Saddexda sano. Hadii qofka uu helo Sharciga ama...

Hogaamiyaha Chechnya oo ku taliyay in Nukliyeer lagu Garaaco Ukraine

0
Hogaamiyaha Chechnya Ramzan Kadyrov ayaa u muuqda mid naxariis daran oo madax adag, waxaana uu dhawaan ku taliyay in hubka Nukliyeerka ah loo adeegsado...

Xisbiyada Garabka Midig ee Sweden oo wali ku heshiin arinta Socdaalka

0
Mid ka mid ah arrimaha ugu culus, ee aan weli la xalin inta lagu guda jiro wada-xaajoodka dawladda ee u dhexeeya xisbiyada garabka midig,...

Dacwad lagu soo oogay Macalin Sweden u dhashay oo 15 Arday u soo bandhigay...

0
Macalin wax ka dhiga magaalada Borås ee dalka Sweden ayaa lagu soo oogay dacwad ah inay 15 arday uu soo bandhigay kufsi iyo xadgudubyo...

Labo Doon oo ku dagtay Xeebaha Dalka Giriiga, Somali oo ku jirta

0
labo dooni oo  tahriibayaal ah ayaa ku degtay xeebaha Giriiga kuwaasi oo galaaftay nolosha ugu yaraan 18 qof, oo ay ku jiraan 16 haween...

Magdalena Andersson oo sheegtay in Sweden ku jirto Xaalada ugu khatarsaneyd ee Siyaasada iyo...

0
Ra'iisul wasaaraha xilka ka degaya Magdalena Andersson ayaa tiri "waxaan ku jirnaa xaaladii ugu khatarsaneyd ee dhanka siyaasadda iyo amniga tan iyo dagaalkii qaboobaa." Waxay...

Midowga Yurub oo Adkeenaya Qaxootiga ugu Imaanaya Giriiga iyo Sebia

0
Wadamada Yurub ayaa doonaya inay Adkeeyaan QulQulka Qaxootiga uga imaanaya Dalalka Giriiga iyo Serbia kuwaasi oo marka danbe gaara Hungry iyo Croatia oo ka...

Booliska Sweden iyo Wadamada Yurub oo kulan ku dhexmaray Caasimada Stockholm

0
Waxaa dhawaan caasimadda dalka Sweden ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah madaxda booliiska dalal badan oo Yurub ka tirsan, kaasi...

Laanta Socdaalka ee Migrationsverket-ka ayay ka Codsatay Inaan dib loogu celin Dalkeeda

0
Hay’adda Socdaalka Sweden ayaa diiday codsi magangalyo oo ay u gudbisay haweeney u dhalatay dalka Iran, waxayna go’aan ku gaartay in dalkeeda loo musaafuriyo,...