Tuesday, April 23, 2024

Taksiile lagu Dilay Magaalada Göteborg ee Sweden

0
Taksiile 35 jir ah ayaa lagu dilay magaalada Göteborg habeenimadii xalay. Taksiilaha ayaa la toogtay kadib markii uu soo dhameystay shaqadiisa, waxaana uu gaariga dhigay...

Dhaqaatiirta Germalka oo soo saaray Go’aano Cusub oo Shacabka ah

0
Dhakhaatiirta Jarmalku waxay dalbanayaan in mas'uuliyiinta ay dib u soo celiyaan waji-xidhka ka hor inta aan isbitaallada loo buuxin kiisas cusub oo corona ah. Jarmalka...

Dowlada oo Xadideysa Mid Kamid ah Qaabka Loo Helo Sharciga Deganaanshaha Sweden

0
Xisbiyada Midigta ee Sweden ayaa Dhawaan Ku Heshiiyay Dowlada Cusub ee la filayo inay Sweden yeelato waxana ay ku Heshiiyeen Qodobo dhoor ah oo...

Åkesson oo ka hadlay siyaasadda cusub ee socdaalka ee Sweden: “Shuruudaha la xoojiyay”

0
Xisbiyada garabka midig ayaa ku heshiiyey siyaasad adag oo socdaalka. Qaxooti laga soo qaado Dibada oo la yareenayo iyo ogolaanshaha degenaanshada ku meel gaadhka ah...

War Hada Ah: Xisbiyada Garabka Midig ee Sweden oo ku Heshiiyay Dowlada Cusub

0
Xisbiga Garabka Midig ayaa ugu Danbeyb ku Heshiiyay Dowlada Cusub ee Sweden taasi oo sharciyo adag kasoo saareysa arinta Socdaalka iyo Kooxaha Gangiska sida...

Hay’adda laanta socdaalka Sweden oo adkeynaysa Baasaboorka iyo Aqoonsiga Dadka Deganaansha Helay ee Imaanaya

0
Si kor loogu qaado amniga loona yaraado qatarta ka imaan karta qaladaadka ayaa hey’adda laanta socdaalka waxey sameysay habab cusub oo lagu hubinayo dukumentiyada...

Mareykanka oo ka hadlay Weerarada Gantaalada uu Ruushka ku qaaday Ukraine

0
Mareykanka ayaa cambaareeyay weeraradii gantaalaha ee Ruushka uu ku qaaday Ukraine Isniintii. -Weerarada waxaa lagu dilay laguna dhaawacay dad rayid ah waxaana lagu burburiyay bartilmaameedyo...

Dowlada Sweden oo diiday in Ruushka uu Baaritaan ku Sameeyo Nord Stream

0
Dalabka Ruushka ee baaritaanka gaaska ku qulqulaya badda Baltic diidmo ka helay ra'iisul wasaaraha Sweden Magdalena Andersson. Ra'iisul wasaaraha Ruushka Mikhail Misjustin ayaa warqad u...

Madaxweynaha Ruushka oo ka hadlay Sababta ka Danbeesay Duqeymaha Ukraine ee Saaka

0
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay in duqeyntii Isniintii ee Ukraine ay jawaab u tahay "weerarada argagixisada" ee Ukraine. Wuxuu ku hanjabay weeraro cusub haddii...

Ruushka oo 75 Gantaal ku Garaacay Caasimada Kieve iyo Magaalooyin Kale

0
Kyiv iyo dhowr magaalo oo kale oo Ukraine ah ayaa la duqeeyay subaxnimadii Isniinta. Ugu yaraan sideed qof ayaa lagu dilay caasimadda. Madaxweynaha ayaa sidoo kale...