Home News in English Hogaamiyaha Chechnya oo ku taliyay in Nukliyeer lagu Garaaco Ukraine

Hogaamiyaha Chechnya oo ku taliyay in Nukliyeer lagu Garaaco Ukraine

0
Foto: Musa Sadulayev / AP

Hogaamiyaha Chechnya Ramzan Kadyrov ayaa u muuqda mid naxariis daran oo madax adag, waxaana uu dhawaan ku taliyay in hubka Nukliyeerka ah loo adeegsado Ukraine. Laakiin waxa laga yaabaa in Kadyrov uu saamayn yar ku leeyahay madaxweynaha Ruushka.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here