Dagaalka Ruushka ee Ukraine 24 May: Amar lagu bixiyay in lasoo Xiro Madaxweynihii hore...
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee la xiriira dagaalkii Ukraine Talaado May 24.
* Ruushka ayaa wada dagaal ka dhan ah...
Sweden oo bilaabeysa Sharci Cusub oo Socdaalka ah Bilowga Bisha Cusub
Sweden waxa ay dhaqan galin doontaa, laga bilaabo bilawga bisha soo socota, xeerar cusub oo ku saabsan socdaalka shaqada, iyada oo ujeedadu tahay in...
Magdalena Andersson oo ka hadashey Khadka Teleefanka oo kula hadashey Erdogan
Waxaa khadka taleefoonka ku wada hadlay Ra’iisul Wasaaraha Sweden Magdalena Andersson iyo Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan , kaasoo cadeeyay mowqifka Turkiga ee ku...
Ruushka oo burburiyay hubkii reer galbeedka ee Ukraine la geeyay
Maamulka Ruushka ayaa ku andacoonaya in ay burburiyeen hub badan oo reer galbeedka ah oo loo waday Ukraine.
Hubka la geeyey ayaa waxaa lagu garaacay...
Erdogan oo Sweden iyo Finland u sheegay Sharuudaha uu Dalkiisa Doonayo
Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa madaxda dalalka Sweden, Finland iyo NATO kala hadlay shuruudaha Turkiga ku xiray dalalka Waqooyiga Yurub inay galaan NATO.
Horaantii todobaadkan,...
Helitaanka Basaboorka Sweden oo Wax ka badal lagu Sameeyay Mudada lagu Helayo
Iyadoo booliska Sweden ay kordhiyeen waqtiga kama dambaysta ah ee codsiga baasaboorka si loo xalliyo dhibaatada waqtiyada dheer ee sugitaanka, dhibaatada farsamo ee soo...
Dagaalka Ruushka ee Ukraine 20 May: Ruushka oo dhulka la simay Gobolka Donbas
Ku soo Dhawaada qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Jimco 20 May.
* Gobolka Donbas ee ku yaal bariga...
Booliska Norway oo War Cusub kasoo saaray Waqtiga Basaboorka oo isbadal ku dhacay
Wakhtiga la helayo Baasaboorka ayaa sii kordhi doona todobaadyada soo socda, waxaanay boolisku dadka ka codsanayaan in aanay fasax u qabsan dalka dibaddiisa ilaa...
Dagaalka Ruushka ee Ukraine 19 May: Ruushka oo bilaabay Isticmaalka Hubka Laysarka iyo Warar...
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Khamiis 19 May.
*Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa...
Sweden oo si Rasmi ah u gudbisay Codsigeeda ku biirista NATO
Sweden iyo Finland ayaa si rasmi ah u gudbiyay codsigooda xubinimada Ururka NATO ee Waqooyiga Atlantic.
Safiirka Sweden ee NATO, Axel Fernhof, iyo dhiggiisa Finland, Klaus Korhonen, ayaa gudbiyay labada...