Friday, January 10, 2025

Giriiga oo Muwaadin Ruushka u dhashay ku wareejiyay Dalka Mareykanka

0
Dowlada Giriiga ayaa u gacan galisay Maraykanka nin u dhashay dalka Ruushka oo lagu eedeyay inuu lacago sharci daro ah sameeyay kadib markii laga...

Warbaahinta Shiinaha oo tabineysa in Gantaallo lagu garaacay Taiwan

0
Gantaalada Shiinaha ayaa lagu garaacay Taiwan intii uu socday dhoolatuska milatari ee Shiinaha uu ka sameeyay jasiiradda, sida ay ku warrantay warbaahinta Shiinaha. Meng Xiangqing,...

koror weyn oo ku yimid qiimaha cuntada ee Sweden tan iyo Sideetamaadkii

0
 Qiimaha cunnada ayaa kor u sii kacaya ilaa heerar cusub oo Iswiidhan ah, kaas oo bishii Luulyo la diiwaan geliyay kororkii ugu badnaa ee...

Maxkamada Göteborg oo Xukuntay Xiritaanka Labo Walaalo oo looga Shakisanyahay Dilka Hooyadood

0
Maxkamad ku taal dalka Sweden ayaa go’aan ku gaartay in xabsiga la dhigo labo wiil oo walaalo ah oo lagu eedeeyay in ay  hooyadood ku...

Heerka Qaxootiga Sweden ee Laanta Socdaalka oo aad hoos ugu dhacay

0
Heerarka soo galootiga Sweden ayaa aad hoos u dhacay tan iyo markii ay dhacday qalalaasaha qaxootiga ku dhawaad ​​toddobo sano ka hor, balse weli...

Labo toogasho oo ka dhacday magaalada Borås ee dalka Sweden

0
labo wiil oo dhalinyaro ah ayaa lagu dhaawacay magaalada Borås ee dalka Sweden, waxaana la sheegay in ruuxii dilka geystay oo wajiga soo duubtay...

Qiimaha Caanaha ee Dalka Sweden oo sii kordhaya

0
Wax soo saarka caanaha ee Sweden ayaa hoos u dhacay ka dib markii qiimaha wax soo saarku uu sare u kacay gugii hore, taasina waxay keentay...

Ukrain oo ku eedaysay wadamada Midowga Yurub in ay joojiyaan gargaarka

0
Ukraine waxay ku eedaysay Jarmalka iyo dalalka kale ee Midowga Yurub inay xannibeen gargaar dhaqaale oo hore loo ballan qaaday. - Waxaan filaynaa 8 bilyan...

Maxkamada Örebro oo Xukun ku riday 3 Nin oo lagu heesto Rabshadihii Xili Ciida

0
Labo nin oo da’doodu tahay sodon jir iyo mid afartameeyo jir ah ayay maxkamadda Orebro ku heshay danbi ah in ay booliska waxyeeleeyeen, waxaana loo arkayay...

Sharciyada Cusub ee Maanta ka bilowday Dalka Sweden

0
Laga bilaabo maanta oo ay bishu tahay 1-da Agoosto dalka Iswiidan waxaa ka dhaqan galay sharciyo cusub iyo qaar ka mid ah wax ka bedelka sharciga. Waxaa...