Saturday, January 4, 2025

Goobaha Codbixinta Dalka Sweden oo Saaka Furmay, Safaf lagu jiro goobaha Qaar

0
Siddeedii subaxnimo ayaa goobaha codbixintu ka furmeen dalka oo dhan. waa fursadii ugu dambeysay ee lagu codeeyo - waxayna u egtahay inay noqon doonto...

Wararka ugu Danbeeyay Doorashada Sweden oo mareysa heer dhamaad ah

0
Dalka Sweden waxaa ka socda Doorashada xisbiga cusub ee qabanaya talada Dalka iyadoo sanadkan uu yahay sanad ka xiiso badan Doorashooyinka soo maray dalkan...

Denmark oo sheegtay Waqtiga ay Bilaabeyso Musaafurinta Dadka Magangalyodoonka ee Dalkeeda ku sugan

0
Dadka magangalyo doonka ah ee Denmark waxaa laga yaabaa in dhawaan la bilaabo in loo diro Rwanda, halkaas oo labada dal ay maanta ku...

Bashiir Amaan Cali ” Sweden Waxay dhiseysaa 5,000 kun oo Xabsi oo lagu Xirayo...

0
Dhaliilo dhowr ah ayaa loo soo jeediyay xisbiga Nyans oo loo mariyay warbaahinta Sweden, waxaana ka mid ahaa war uu shalay daabacay wargeyska Expressen...

Maxkamadda Malmö oo Xukun ku riday nin labo Macalin ku dilay Halkaasi

0
Maxkamadda Malmö ayaa nin 18-sano jir ah ku heshay danbi ah in uu dil u geystay labo macalin oo wax ka dhiga dugsiyada Latinka...

Dowlada Sweden oo sheegtay in laga Bixinayo Korontada Dadka aan Awoodin

0
Dawladdu waxa ay soo jeedisay in deyn laga siiyo shirkadaha korontada si dadka aan awoodin in ay iska bixiyaan biilasha korontadda xilliga jiilaalka ay...

Andersson iyo Kristersson oo Dhexmartay dagaal ereyo ah oo ku saabsan iskuulada madaxa banaan:

0
Labada M iyo S waxay ku heshiiyeen in dhammaan carruurtu ay xaq u leeyihiin inay doortaan dugsi. Laakiin waxay isku Khilaafeen heerka faa'iidada shirkadaha dugsiyada. -...

Hay’adda CSN-ta oo kordhisay Lacagta Kaalmada ee Waxbarashada Sweden “Bishii oo lagu kordhiyay”

0
Hay’adda CSN ayaa go’aansatay in ay kordhiso deeqaha waxbarasho sanadka soo socda, si ardayda dalka ee wax ku barata waqti buuxa ay helaan 1,000...

Xisbiga Centerpartiet oo ku dhawaaqay inuu doonayo in la dhimo da’da ugu yar ee...

0
Xisbiga Centerpartiet ayaa ku dhawaaqay inuu doonayo in la dhimo da’da ugu yar ee carruurtu ku geli karaan dugsiga , lagana dhigo laba sano...

Magdalena Andersson oo ku Celisay Hadalkeeda “Somalitown” Iyadoo ku sugan Deegaan Somalida ku badantahay

0
Hogaamiyaha xisbiga Sooshal dimuqraadiga, ahna ra'iisul wasaaraha Magdalena Andersson, ayaa booqatay goobo lagu tilmaamay inay dhaqaale ahaan iyo bulsho ahaanba ka liidato magaalada Dalarna,...