Saturday, July 19, 2025

Barlamaanka Holland oo Ansixiyay Sharci Cusub oo Qaxootiga lagu Adkeynayo

0
Barlamaanka Dutch-ka ayaa Khamiistii ansixiyay laba hindise sharciyeed oo muran dhaliyay oo looga dan leeyahay in lagu adkeeyo xannibaadaha saaran magan-gelyo-doonka, inkastoo ay walaac...

Dalalka Faransiiska iyo Ingariiska oo ku Dhawaaqay Heshiis lagu Celinayo Qaxootiga

0
Hogaamiyayaasha Britain iyo Faransiiska ayaa ku dhawaaqay faahfaahinta qorshaha dib u soo celinta muhaajiriinta dhamaadka booqasho saddex maalmood ah oo uu madaxweynaha Faransiiska Emmanuel...

Warka ugu akhriska badan

Kiiska 14 Dumar oo si Qalad ah looga saaray Minka Cisbitaalka Uppsala ee Dalka...

0
Isbitaalka Jaamacadda Uppsala ayaa helay khaladaad badan oo dhanka caafimaadka ah oo la xiriira fadeexada haween si lama filaan ah looga soo saaray Minkooda,...

Norway oo 15 Sano Xarig ah ku Xukuntay Xawaaladle Somali Ah

0
Nin Asal ahaan kasoo jeeda Somaliya ayaa lagu helay Dambi ah inuu adeeg lacag bixin ah ka waday dibadda  isoo isticmaalaya xafiis ku yaalla...




Wasiir ka tirsan Ruusha oo is toogtay kadib Markii Xilka Laga Qaaday

0
Gudaha Ruushka  saacadihii u dambeeyay waxaa ka socda dhacdooyinka la yaab leh  Wasiirka Gaadiidka Ruushka Roman Starovoyt ayaa xabbad madaxa isaga dhuftay oo isdilay ...

Israel oo ka hortimid Dalab ka yimid Kooxda Xamaaz ee ku Aadan Xabad-joojinta

0
Ra’isul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, ayaa ka horyimid soo jeedin ay soo bandhigtay kooxda Xamaas oo ay la wadaagtay dowladda Qatar , si loo...

Elon Musk oo Xisbi Siyaasadeed Cusub kaga Dhawaaqay Dalka Mareykanka

0
Maalqabeenka ugu taajrsan Mareykanka Elon Musk, ayaa ku dhawaaqay inuu dhisayo xisbi siyaasadeed cusub oo kula tartamaya doorashooyinka labada xisbi ee Jamhuuriga iyo Dimuqraadiga Wuxuu...

Dad Laga soo Tarxiilay Mareykanka oo Ku Xayirnaa Jabuti oo loo Gudbiyay Dalkooda

0
Maamulka Trump ayaa dalka South Sudan u masaafuriyay siddeed muhaajiriin ah oo ay Maraykanku in ka badan bil ku hayeen saldhig milatari oo ku...



Sharciyada Cusub ee Sweden ka Dhaqan-galay July 2025

0
Kowda Luulyo ee Sanadkan Waxaa dalka Sweden ka ´dhaqan-galay Sharciyo Cusub. Sharciyada Waxaa kamid ah in la badaley oo la fududeeyay Dawooyinka loo qaato jinsi...

Darawal Taksiile ah oo Qof Dumar u kaxeestay Goob Cidlo ah isagoo isku dayay inuu Kufsado

0
Maxkamad ku taalla magaalada Stockholm ayaa waxaa ka bilaabatay dhageysiga dacwad loo haysto nin da’diisa lagu sheegay 20 sano jir kaasi oo isku dayay...

Barlamaanka Iiraan oo Dalbanaya in la joojiyo Wadashaqeynta Hay’ada IAEA

0
Sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Mehr, 221 xubnood ayaa u codeeyay sharciga soo jeedinaya in la hakiyo wada shaqaynta uu dalku la leeyahay...

Sweden oo 7 Sano ku Xukuntay Dhaqtar lagu Helay Dambiyo Galmo ah

0
Maxkamadda Uppsala ee dalka Sweden ayaa 7 sano oo xarig ah ku xukuntay dhaqtar hore oo afartameeyo jir ah, kadib markii lagu helay dambiyo...

Sawiro:- Shacabka Iiraan oo u dabbaaldegaya Xabad Joojinta la gaaray

0
Shacabka Iiraan ayaa u dabbaaldegaya Xabad Joojinta laga gaaray Dagaalka Israel iyo Iran ee qaatay 12-ka Maalin kaasi oo ku soo dhamaaday Fashil. Dadka reer...



Sawiro:- Shacabka Iiraan oo u dabbaaldegaya Xabad Joojinta la gaaray

0
Shacabka Iiraan ayaa u dabbaaldegaya Xabad Joojinta laga gaaray Dagaalka Israel iyo Iran ee qaatay 12-ka Maalin kaasi oo ku soo dhamaaday Fashil. Dadka reer...

Dowlada Iiraan oo Sheegtay Inaysan ka Tanaasuleyn tignoolajiyada nukliyeerka

0
Dowlada Iiraan oo Sheegtay Inaysan ka Tanaasuleyn tignoolajiyada nukliyeerka ee Dalkeeda kaasi oo Sabab u ahaa Dagaal qaatay Mudo 12 Maalin oo u Dhaxeeya...

Netanyahu oo Sheegay in Israel ay gaartay Dhamaan Hadafyadii Dagaalka

0
Hoggaamiyaha Israa’iil ayaa sheegay in madaxweynaha Mareykanka Trump uu ugu mahadcelinayo” weerarka Iran ee Xaruumaha Nukliyeerka. "Kadib wadahadalkii Madaxweyne Trump uu la yeeshay Ra'iisul Wasaare...

Golaha Yurub oo Germalka ku Dhaleeceeyay Diidmada Dibad-baxyada Falastiin

0
Warqad uu u diray Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Jarmalka Dobrindt, Golaha Yurub ee Xuquuqda Aadanaha, Michael O'Flaherty, ayaa dhaleeceeyay "rabshadaha xad dhaafka ah" ee...

Waqooyiga Faransiiska Toogasho lagu Dilay Labo tahriibayaal iyo Shan Kale oo Lagu Dhaawacay

0
Laba qof oo tahriibayaal ah ayaa Sabtidii iyo Axaddii lagu toogtay laba dhacdo oo kala duwan oo ka dhacay xeryo muhaajiriin ah oo u...

Madaxweynaha Mareykanka oo ugu baaqay dadka reer Iran inay si degdeg ah uga qaxaan caasimadda Tehran

0
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa xilli dambe oo Isniintii ah ugu baaqay shacabka Iran in ay si degdeg ah uga baxaan magaalada Tehran, isagoo...

Dowlada Mareykanka oo mamnuucday socdaalka dadka ka imanaya Somaliya iyo 12 Dal oo kale

0
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa saxiixay amar cusub oo mamnuucaya gelitaanka muwaadiniinta ka soo jeeda 12 dal oo uu ku jiro Soomaaliya, isaga oo...

Finland oo kordhisay mamnuucida soogalootiga magangalyo doonka ah ee soohdinta Ruushka

0
Baarlamaanka dalka Finland, ayaa maanta u codeeyey in la kordhiyo sharciga deg-degga ah, kaas oo u ogolaanaya waddanka Waqooyiga Yurub inuu diido codsiyada magan-gelyo...

Madaxweynaha Ukraine oo soo jeediyay xabbad joojin ilaa la kulanka Putin la qabanqaabinayo

0
Madaxweynaha dalka Ukraine Volodymyr Zelenskiy, ayaa maanta soo jeediyey in la dhaqan-galiyo xabbad-joojin ilaa wakhtiga la qabanqaabinayo kulan uu la yeelanayo Madaxweynaha Ruushka Vladimir...

Darawal Taksiile Ah oo Afar Qof Gaari ku Jiirsiiyay Magaalada Malmö

0
Dhowr qof ayaa ku dhaawacmay ka dib markii uu taksi ku jiiray bartamaha magaalada Malmö maanta, sida ay booliisku sheegeen. Shilka ayaa ka dhacay isgoys...




Wararka Caalamka

Loading…