Tuesday, December 30, 2025

Dowlada Sweden oo Soo bandhigtay Fursad ay helayaan Dadka Shaqeeya

0
Dowlada Sweden ayaa maanta Ansixisay in Dadka shaqeeya gaar ahaan Ardayda loo ogolyahay helitaanka Lacagta shaqada oo lagu daray lacagta Waxbarashada. Hadii qofka uu Shaqeeyo...

Sweden oo Xayiraado Cusub Dheeri ah ku Dhawaaqday Maanta

0
Laga bilaabo Arbacada, Janaayo 12, tiro xannibaadyo cusub ayaa la soo bandhigi doonaa ka dib markii infekshanku uu si aad ah u kordhay Kirismaska...

Sweden oo Maanta Ku Dhawaaqeysa Xayiraado Cusub oo Dalka lagu soo rogayo

0
Waxaa la filayaa in Ra’iisul Wasaare Magdalena Andersson iyo Hay’adda Caafimaadka Dadweynaha ay shir jaraa’id ku qabtaan gelinka dambe ee maanta oo ku saabsan xaaladda Corona ee dalka. Halkan Riix...

Haweenka uurka leh ee aan la tallaalin oo la sheegay in Taftooda halis galinayaan

0
Haweenka uurka leh ee aan la tallaalin waxay halis ugu jiraan jirro halis ah iyo dhimasho caabuqa covid.  Warbixintan waxaa lagu muujiyay, daraasad caalami ah...

Heerka Corona ee Sweden oo sii kordhaya, Xili Princess Victoria laga Helay Corovirus

0
Princess Victoria ayaa maanta laga helay cudurka 'covid-19' - markii labaad. Shan maalmood ka hor, boqorka iyo boqoradda ayaa sidoo kale laga helay cudurka 'covid'...

Göteborg oo lagu qabtay Bannaanbax looga soo horjeedo shuruudaha Tallaalka

0
Gelinka dambe ee Sabtida maanta, bannaanbax looga soo horjeedo qaadashada tallaalka ayaa ka dhacay bartamaha Göteborg. Boolisku waxa ay qiyaaseen in ilaa 250 qof ay...

Masjidka Göteborg oo bilaabay Qaab Cusub oo loo Tukanayo Salaada Jimcaha

0
in Salaada Jimcaha la tukado labo mar ayaa ah mid caadi ah iyadoo dadka loo qeybinayo labo qeybood lakin Masjidka Göteborg ayaa bilaabay Qaab...

Qaadashada Talaalka Saddexaad oo lagu Xirayo Helitaanka Shahaadada Corona

0
Waxaa laga yaabaa inay jirto shuruud ah in la qaato qiyaasta saddexaad ee tallaalka covid 19, ee kuwa doonaya shahaadada tallaalka. Wasiirada arrimaha bulshada Lena...

Sweden oo soo saartay Tirada Bukaanada u jiifa Corona Gobolada Dalka

0
Tirokoob cusub oo ka soo baxay maamulka caafimaadka Sweden ayaa muujinaya in in ka badan 900 oo bukaan ah hadda lagu daweynayo isbitaallada dalka,...

Norway oo Bilowday Sharci Cusub oo Haweenka Kaga Hortagayaan Uurka

0
Dowlada Norway ayaa ugu Danbeyn bilowday Sharci Cusub kaasi oo Haweenka kaga Hortagayaan Uurka. Sharciga ayaa Awood u siinaya Umulisooyinka iyo Kalkaaliyaasha Bixinta Kaniiniga looga...