Sunday, April 28, 2024

Caa’isha (Silvia Romano) oo muslimiinta taliyaaniga u balan qaaday kulan ay la yeelaneyso dhawaan

0
Caa’isha (Silvia Romano) ayaa Facebook farriin ugu dirtay Muslimiinta Talyaaniga oo farriin muuqaal ahayd hiillo u muujiyey xilli ay wajahayso weerarro nacayb ah, tan...

Mamnuucida Booqashada goobaha Dadka waayeelka oo isbadal lagu sameeyay

0
tan iyo bishii March bilowgeeda Dowlada ayaa mamnuucday booqashado lagu tago goobaha dadka waayeelka ah Sharcigaasi ayaana isbadal lagu sameeyay maanta oo isniin ah...

Dalka Belgium-ka oo yeeshay Dowlada Cusub Mudo 16 bilood kadib

0
Heshiis ayaa laga gaaray Dhismaha Dowlada Cusub ee Biljamka oo khilaaf ka jiray tan iyo doorashadii bishii May ee sanadka 2019.  Alexander De Croo...

War Muhiim ah:- Sweden oo aan laga diiwaan galin Dhimasho Cusub oo Coronavirus ah...

0
Mudo dhoor bilood oo Sweden ka jirtay Xaalad Adag oo dhanka Coronavirus waxaa markii ugu horeysay wadanka laga diiwaan galinin wax dhimasho ah 24...

Sweden Afar qof oo u dhimatay Xanuunka Corona tan iyo jimcihii lasoo dhaafay

0
Xaalada Corona ee Dalka Sweden ayaa wali ah xeerkii ugu hooseeyay ee la diiwaangaliyo iyadoo la diiwaangaliyay dhimashada 4 qof tan iyo jimcihii lasoo...

Migrationsverket oo maanta soo bandhigay Tirada Dhalinyarada soo gudbiyay Codsigoda Sharciga.

0
Hay.ada Laanta socdaalka Sweden ayaa maanta soo gudbisay tirada Dhalinyarada loo diiday sharciga ee ku jira waxbarashada heerka sare. Migrationsverket ayaa sheegtay in bishii july...

Migrationsverket-ka oo kordhisay tirada Qaxootiga ay kasoo qaadaneyso Qaarada Africa.

0
hay'ada laanta socdaalka u qaabilsan sweden ee migrationsverket ayaa soo bandhigtay tirada qaxootiga ay soo qaadaneyso sanadkan taasi oo ugu badan qaxootiga laga soo qaadayo...

Magdalena Andersson ” Ma Dooneyno Magaalo ay Daganyihiin Somali kaliya Ama Taliyaani”

0
Ra’iisul Wasaaraha Sweden ee Magdalena Andersson (s) ayaa sheegtay inaysan rabin wax ay ku sheegtay “Magaalo Soomaali” ama “Somalitown” ama meelaha kale ee takooran...

Tirada Dhimashada Corona oo ku badaneysa Dalka Sweden

0
Faafitaanka covid-19, fayraska RS iyo hargabka ee Iswiidhan ayaa wali sare u kacaya, sida ay sheegtay hay'adda caafimaadka dadwaynaha Norway . Intaa waxaa dheer,...

Qof Lagu toogtay Magaalada Västerås goor dhow Booliska oo ka hadlay

0
Qof ayaa lagu toogtay Magaalada Västerås goor dhow oo Caawa ah Booliska ayaa hada ku sugan goobta uu Falka toogashada ka dhacay iyagoo ka...