Thursday, March 28, 2024

Warbixin Waa Imisa Tirada Qaxootiga ka tagay Dalka Sweden ee heestay diidmada

0
Masuuliyad cad oo dheeri ah ayaa loo baahan yahay sidii wax looga qaban lahaa xeerka tarxiilidda dalka Sweden  sida lagu sheegay warbixin uu soo...

Dowlada ” Dadka Reer Ukraine waa inay shaqeeyaan sida ugu dhaqsaha badan”

0
Dowladda Sweden ayaa ku dhawaaqday in ay doonayso in ay cadaadis ku saarto dadka Ukrain ee la siiyay magangalyada in ay Sweden ka shaqeeyaan sida ugu...

Sanadkan 44 qof oo ku dhimatay 300 boqol oo toogasho oo ka dhacday gudaha...

1
Booliska Dalka sweden ayaa sanad kasto dhamaadkiisa soo gudbiya tirakoobka lagu sameeyo rabshadaha ka dhaca dalka gaar ahaan toogashooyinka ka dhaca Dalka kuwaasi oo...

Waxay Qiratay Dilka Walaalkeed, Maxkamada Solna oo Xukun ku Riday Maanta

0
Gabar 16 jir ah ayaa maxkamada Solna maanta ku heshay danbi ah inay walaalkeed ka yar ku dishay magaalada Vällingby ee galbeedka Stockholm xagaagii...

Kumanaan Qof oo Denmark ah oo Mudaharaad ka sameeyay Xuduuda Sweden ee la xiray

0
Kumanaan deenish ah oo guryo ku leh Sweden ayaa ka mudaaharaaday go'aanka lagu mamnuucayo soo gelitaanka dalka. Waxay muujiyeen sida ay uga walaacsan yihiin in guryahooda ay la...

Qarax ka dhacay Magaalada Malmö oo sababay Qasaaro Xoogan

0
Qarax ka dhacay afaafka hore ee guri dabaq ah oo ku yaalla magaalada Malmö, habeenkii jimcaha, ayaa geystay khasaare Hantiyadeed oo xooggan . Booliska ayaa heegan galiyay...

Shirkada Tareenada SJ oo Hakisay Tikidhada dib Bukin-gareesto

0
Shirkada SJ ayaa joojisay tigidhada dib loo bookin-gareysan karo - in muddo ah oo soo socda. - Waa hakin ku meel gaar ah sababo farsamo...

Sweden dadka badalaya jinsigooda oo sii kordhay sanadkan.

0
Waxaa kor u sii kacaya tiradada dadyoowga dooneya sharciyan iney is bedel ku sammeeyaan jinsigooda. Hayadda hoggaanka bulshada ayaa sannadkii ina dhaafey dalabaad ka...

Sweden oo Sanadkan gudahiisa lagu toogtay tirada Dadkii ugu Badnaa

0
Sanadihii la soo dhaafay, waxaa Iswiidhan ka jiray muranno badan oo u dhexeeya kooxaha dambiilayaasha ah kuwaasi oo isku geesta toogashooyin Intii u dhexeysay Jannaayo iyo Sebtembar ee...

Hoggaamiyaha xisbiga Moderatka oo Xisbiga SD ku amaanay dhanka Socdaalka

0
Hoggaamiyaha xisbiga Konserfatifka, Ulf Kristerston, ayaa dawlad uu hoggaamiyo xisbigiisu u arkay inay tahay beddelka keliya ee lagu kalsoonaan karo. Waxa uu khudbad uu ololaha...