Home Wararka Denmark Ciid wanaagsan. Eid Mubarak. Glad Eid!

Ciid wanaagsan. Eid Mubarak. Glad Eid!

5

Ciid Wanaagsan ayaan leeyahay dhamaan akhristayaasha sharafta iyo qiimaha leh ee ku xiran boggaan Somaliska.com – Waa xili farxad iyo reyn reyn ay ku dheehantahay. Waa xiligii ay Muslimiinta caalamku muujinjireen midnimada iyo galgacalka.

Waxaan u rajenayaan dhamaan walaalaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Sweden iyo dalkii hooyo in ilaahay sanadkaan sanadkiisa kale ku gaarsiiyo nabadgalyo, farxad, guul iyo horumar. Waxaan ilaahay ka rajeynayaa in sanadkaan sanadkiisa kale aan ku laaban doono Soomaaliya oo nabadii u saldhigatay oo si wadajir ah loo ciidayo.

Kullu caiman wa antum bi khair! Allah haka dhigo ciid farxad leh oo nabad iyo bashbash lagu ciido

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here