Tuesday, December 30, 2025

Macron: Shuruudaha xabbad joojinta ee Putin waa wax aan la aqbali karin

0
Shuruudaha uu madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ku xiray xabad joojinta Ukraine waa wax aan la aqbali karin, ayuu yiri madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron. "Waa inaan...

Labo Qof oo lagu tooreeyay Täby oo ka tirsan Caasimada Stockholm

0
Labo nin ayaa lagu dilay magaalada Täby ee waqooyiga magaalada Stockholm. Sida laga soo xigtay bogga booliska, mid ka mid ah ragga ayaa laga helay...

Sweden oo ka hadashey Qaxootiga uga imaanaya Dalka Ukraine

0
Ra’iisul wasaaraha Sweden, Magdalena Andersson, ayaa tixgelisay in dagaalka Ukraine uu galay marxalad aad u fool xun. Hadalka Andersson ayaa yimid ka dib kulankii maanta...

Qiimaha Shidaalka ee Sweden oo maanta Gaaray meel sare

0
Saaka, dalka Sweden ayaa laga diiwaan geliyay sare u kac cusub oo ku yimid qiimaha shidaalka, kaasoo ku saabsan saameynta isbeddelka ku yimid qiimaha saliidda...

Sweden oo diiday inay gasho Dood ku saabsan ku biirista NATO

0
Dowladda Sweden ayaa diiday in la bilaabo dood ku saabsan ka mid noqoshada Iswiidhen ee NATO, iyadoo Ra’iisul Wasaare Magdalena Andersson, kulan ay la...

Sweden oo maanta laga Maqlay Codka Digniinta ee Qataraha Dagaalka

0
Inkastoo Horay loo baahiyay Maanta Saacada markay aheyd 15:00pm Sweden gaar ahaan Caasimada Stockholm waxaa laga maqlay Codka Digniinaha marka uu Dagaal soo socdo. Codka...

Sweden oo Muwaadiniinteeda ugu Baaqday inay Safar ku tagi karin Dalka Ruushka

0
Wasiirka arrimaha dibadda Sweden Anne Linde ayaa ku boorisay muwaadiniinta Swedishka ah inaysan u safrin Ruushka sababo la xiriira xaaladda ammaan ee gobolka oo khatar ah oo lama...

Hubka Sweden oo gaaray Dalka Ukraine oo Dagaalo ka socdaan

0
Hub laga keenay dalka Sweden ayaa maanta oo Axad ahayd soo gaaray dalka Ukraine, sida uu sheegay taliyaha difaaca Sweden. -Alaabta loo dhameestiray. Qalabkii iyo...

Xisbiga SD oo Aqbalay soo dhaweynta Qaxootiga Ukraine oo markii hore kasoo horjeeday

0
Xaalad adag ayaa ka jirta Dalka Ukraine halkaasi uu Ruushka ku qaaday dagaal xoogan isla markana ah midkii ugu weynaa ee soo mara Yurub...

UK: Sweden waxaan ka Caawineynaa dhanka Ciidanka Hadii ay la kulmaan Weerar Ruushka ah

0
 Xoghayaha Difaaca Ingiriiska Ben Wallace ayaa sheegay in Sweden ay ku xisaabtami karto caawinta Boqortooyada Ingiriiska haddii ay la kulmaan falalka gardarada ah ee Ruushka. "Waa...