Hogaamiyaha xisbiga Moderaterna oo Codsanaya xubinimada NATO hadii uu ku guuleysto doorashada
Hogaamiyaha xisbiga Moderaterna Ulf Kristersson ayaa sheegay in uu u codsan doono xubinimada NATO ee Sweden hadii loo ogolaado in uu soo dhiso dowlad...
Dowlada Sweden oo Barlamaanka horgeysay Sharciga Wax ka Badalka Caruurta ee Qoysaska
Dowladda Iswiidhan ayaa maanta baarlamaanka horgeysay wax ka beddelka sharci ee ku saabsan carruurta sida qasabka ah loogu xanaaneeyo adeegga bulshada . Wax ka beddelka ayaa...
Booliska Sweden oo loogu baaqay Xalinta Sugitaanka dheer ee Basaboorka
Xafiiska wakiilka cadaalada ee Örebro ayaa warbixino dhowr ah ka helay muwaadiniinta oo ku saabsan dib u dhaca ku yimid bixinta ama cusboonaysiinta baasaboorka.
Waxaana la gudbiyay 20...
Sweden oo Hub Dheeraad ah u direysa Dalka Ukraine oo dagaalo ka socdaan
Ra’iisal wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa meesha ka saarin in hub dheeraad ah loo dirayo DalkaUkraine.
Andersson oo shir jaraa’id qabatay wax yar ka hor inta...
Danmark oo diiday qaxootiga Ukraine ee soo galay xadkeeda, Sweden oo ka hadashey dhankeeda
Boqolaal Qaxooti Ukrain ah ayaa lagu hakiyay xuduudka Denmark, kuwaasi oo aan heysan Basaboor waxana ay usii gudbeen Wadamada Waqooyi ee Yurub.
qiyaastii 10 ilaa...
Xisaab Celinta Canshuurta ee Sweden oo maanta bilaabaneysa ” Goormee ayaa u danbeysa
Canshuur celinta (deklarationer) ee Sweden ayaa la celin karaa laga bilaabo maanta oo ah Maarso 15-keeda. skettverket ayaa dib ugu soo celisay si dhijitaal ah...
Sweden oo NATO la Sameeneysa Dhoolatus , Norway oo Qeyb ka ah Dhoolatuskaasi
Wasiirka arrimaha dibadda Anne Linde iyo wasiirka gaashaandhigga Peter Holtqvist ayaa maanta ku martiqaaday dhammaan xisbiyada baarlamaanka wadahadal ku saabsan xaaladda siyaasadda amniga.
Linde ayaa...
Markab Dagaal oo soo gaaray Sweden kaasi oo laga leeyahay Mareykanka
Markabka USS Forrest Sherman ayaa soo gaaray Stockholm maamta. SDF ayaa ku warantay in joogitaanka markabka aysan ahayn xaalad degdeg ah, balse taa beddelkeeda...
Ruushka oo Sweden u diray Digniin kale oo ku aadan ku biirista NATO
Warbixin cusub oo ka soo baxday sarkaalka Ruushka Sergei Belyaev, wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa cusboonaysiisay digniinta ka dhanka ah Sweden iyo Finland inay...
Sweden oo bilaabeysa Guryo ku meel gaar ah oo loo diyaarinayo Qaxootiga Ukraine
Dowlada Sweden ayaa bilaabeysa Dhismaha Xaruumo ku meel gaar ah oo loo diyaarinayo Qaxootiga ka imaanaya Dalka Ukraine.
ku dhawaad 200,000 kun oo Qaxooti kana...















