Rasmus Paludan oo Quraanka Kariimka ku gubay Maanta Stockholm iyo Uppsala
Siyaasiga Danish-Swedish ee xagjirka ah ee garabka midig ee Rasmus Paludan ayaa isu soo baxyo ku qabtay Stockholm iyo Uppsala. isagoo halkaasi ku gubay...
Dowlada Sweden oo kordhineysa Lacagta la siiyo Dadka Shaqo la’anta ay ku dhacday
Ra’iisul wasaare Magdalena Andersson ayaa ku dhawaaqday in xisbigeeda Social Democratic Party uu doonayo inuu xoojiyo sanduuqa shaqo la’aanta si waafaqsan xeerarka ku meel gaadhka ah...
Macaamiisha Swedbank oo lacago lagala baxay Caawa
Sida uu shaaciyay Bangiga Swedbank waxaa dad badan lacago lagala baxay koontadooda kadib markii Cilado soo wajahday Bangiga.
lama oga nuuca cilada ee soo wajahday...
Dowlada Sweden oo diiday Dalab uga yimid Xisbiga Vänsterpartiet
Dowladda Sweden ayaa ku gacan seyrtay dalabkii xisbiga Vänsterpartiet ee ahaa in la qabto aftida Sweden ee xubinimada NATO.
"Tani waa arrin aan ku habboonayn afti," ayay...
Qof lagu toogtay goob jimicsi oo ku taalla Götenborg
Wiil dhalinyaro ah ayaa u dhintay dhaawac ka soo gaaray toogasho ka dhacday gudaha qolka jimicsiga ee Hisingen ee Göteborg fiidnimadii caawa, sida uu sheegay booliska...
Ruushka oo maanta kordhiyay Weerarada uu ka wado Dalka Ukraine
Saraakiisha guud ee dalka Ukraine ayaa sheegay in Ruushka uu sii kordhinayo duulaanka uu ku hayo bariga dalkaasi, isaga oo ujeedkiisu yahay in uu...
Booliska Sweden oo diiday Codsiga Rasmus Paludan ee Örebro iyo Trollhättan
Bilayska Sweden ayaa diiday codsigii garabka midig ee Rasmus Paludan ee ahaa ogolaanshaha in uu si fagaare ah uu Banaan-bax ugu qabto Trollhättan. Bilayska...
Imtixaanka Luuqada oo lagu soo rogayo Dadka Doonaya Shaqooyinka Daryaalke ee Götenborg
Göteborg ayaa noqonaysa magaaladii ugu horeysay ee Iswiidhan ugu weyn ee lagu soo rogo imtixaano luuqada iswidhishka ah oo lagu sameeyo dadka doonaya in ay ka...
Rasmus Paludan oo Racfaan ka qaatay go’an Booliska ku diideen inuu Banaan-bax ugu dhigo...
Rasmus Paludan oo midigta fog ayaa racfaan ka qaatay go’aanka booliiska ee ah in aan loo ogolaanin in uu mudaaharaad ka sameeyo Porås jimcaha soo socda.
Booliiska laftooda ayaa hadda go'aan ka gaaraya...
Bannaanbax lagu Qabtay Caasimada Stockholm oo looga soo horjeedo gubista Quraanka
Shalay oo Sabti ahayd, waxaa magaalada Mynttorget ee bartamaha magaalada Stockholm ka dhacay bannaanbax ay soo abaabuleen xisbiga Nyans ,
Banaanbaxa ayaa looga soo horjeeday xagjirka garabka midig...