Dowlada oo Adkeeneysa Qaxootiga kasoo galaya Xaduudka
Ra’iisul wasaare Magdalena Andersson ayaa sheegtay in dowladdu ay dooneyso in la xoojiyo xakameynta dadka soo galaya Sweden, lana siiyo booliska iyo ilaalada xeebaha awood ay...
Jimmie Åkesson oo eedeeyay Raisal Wasaaraha Sweden Magdalena Andersson
Hoggaamiyaha xisbiga SD Jimmy Okesson ayaa ra’iisal wasaare Magdalena Andersson ku eedeeyay “in ay si badheedh ah u burburisay Sweden”. Andersson waxay nafteeda u hurtay inay burburiso dal...
Booliska Sweden oo toogtay Nin Midni Sitay Magaalada Hudiksvall
Qof ayaa ku dhaawacmay ka dib markii ay booliisku ku toogteen waddo ku taalla bartamaha Huediksvall. Booliiska ayaa xiray goobta laga dukaameysto ee ganacsiga...
Lacagta Koronka oo hoos u dhacday Marka loo eego Dollarka
Qiimaha karoonka Iswiidhishka marka loo eego doolarka wuxuu hoos u dhacay 16 OR, isagoo noqday 10.5 krone halkii dollar. Waa qiimihii ugu hooseeyay ee krone marka loo eego dollarka...
Muwaadin Swedhish ah oo lagu qabtay Gudaha Dalka Ukraine
Muwaadin Iswiidhish ah oo loo aqoonsaday inuu yahay calooshood u shaqeyste ayaa lagu qabtay Warshada birta ee Mariupol ee Dalka Ukraine.
Xogta ku saabsan calooshood...
Ra’iisul Wasaaraha Sweden Magdalena Andersson oo booqatay Ukraine
Ra’iisul wasaaraha dalka Sweden Magdalena Andersson ayaa booqatay magaalada Botga ee dalka Ukraine , taasi oo ku taal meel ka baxsan caasimadda dalkaasi ee Kiev.
Sidaasi...
Wiil dhalinyaro ah oo si xun ugu dhaawacmay toogasho ka dhacday Magaalada Västerås ee...
Wiil dhalinyaro ah ayaa ku dhaawacmay toogasho ka dhacday degmada Vallby ee magaalada Västerås.
Wiilkan oo da’diisu u dhexeyso 12 ilaa 17 sano jir ayaa...
Ku Dhawaan 30 Wadan oo Saxiixay ku biiritaanka Sweden ee NATO
Hab-maamuuska in Iswiidhan lagu daro NATO waxaa saxiixay dhammaan 30-ka waddan ee NATO, sida uu sheegay TT.
Ka dib marka ay saxeexaan borotokoolka wadamada xubnaha...
Xisbiga Moderat-ka oo ku Amaanay Xisbiga SD inuu kasoo horjeestay kordhinta Qaxootiga
Guddoomiyaha xisbiga M Ulf Kristerston ayaa ammaanay xisbiga Sverigedemokraterna (SD), isagoo khudbad ka jeediyay Isbuuca Almedalen .
“ma jiro xisbi la mid ah SD oo...
Magdalena Andersson:” Waa inuu Dalka ka tagaa Qofka Aan heysan Sabab Magangalyo ”
Ra’iisal wasaare Magdalena Andersson ayaa xaqiijisay in dowladdu ay dooneyso in ay masaafuriso dhammaan dadka aan xaqa u lahayn in ay Sweden sii joogaan. "Kaliya kuwa...