Joe Biden oo Saxiixay ku biiritaanka Sweden iyo Finland ee NATO
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa shalay saxiixay ansixinta Congress-ka Maraykanka ee khuseeya codsiyada Sweden iyo Finland si ay uga mid noqdaan ururka NATO ee...
Waa in lagu Qasbo Daagiska/Iskuulka Xanaanada Caruurta aan ku hadlin Luuqada ” Liberalerna
Xisbiga Libaraalka ayaa raba in dugsiga Xaanada lagu qasbo carruurta aan ku hadlin af-iswiidishka ku filan.
Hogaamiyaha xisbiga Johan Pehrson oo ka tirsan Bredängsskolan School...
Gaari Taxi oo aan laheyn Darawal oo Shaqo bilaabay markii ugu horeesay
Waa isbedel xagga la macaamilka baabuurta iswada, ayuu yidhi Baidu, oo ah shirkaddii ugu horreysay ee loo oggolaaday in ay ku shaqeyso "taksiyada robot-ka"...
Sandra Svensson oo u dhalatay Sweden oo ka hadashey toogashada loogu geestay Denmark
Gabar 16 jir ah oo sweden u dhalatay oo lagu magacaabo Sandra Svensson ayaa la toogtay intii lagu guda jiray weerarkii lagu qaaday xarunta...
Wadamada Sweden, Denmark iyo Norway oo gaaray heshiis Cusub kulan ka dhacay Malmö
Saddexda wasiir ee gaashaandhigga Sweden, Denmark iyo Norway ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Malmö, taasoo qayb ka ah iskaashiga qotoda dheer ee ka...
Qaxootiga soo gaaray Dalka Sanadkii 2015 waxaan ka helnay Faaido Badan
Qaxootiga waxay badbaadiyeen adeegyadii guriga ee degmada, la'aantoodna ma heli lahayn adeegyadan sida ay hadda yihiin," ayay tiri Anna Trovast, oo ah agaasimaha arrimaha...
Tirada Dhalashada Sweden oo aad u hooseysa Mudo 20 sano kadib
Tirada dhalmada dalka Sweden ayaa hoos u dhacday, waxayna gaartay heerkii ugu hooseeyay muddo ka badan 20 sano, sida lagu sheegay tirakoob cusub, oo...
Xubin ka tirsan Barlamaanka Sweden ee Xisbiga SD oo Xubintiisa Taranka u diray Haween...
Xisbiga "Sweden Democrats" ayaa bilaabay inuu baaritaan ku sameeyo mid ka mid ah ku xigeenadiisa baarlamaanka, ka dib markii uu soo diray muuqaal galmo...
Laanta Socdaalka ee Migrationsverket-ka oo go’an ka gaartay Fanaan u dhashay Dalka Ruushka
Fannaan caan ah oo u dhashay Ruushka Evgeny Fedorov, oo iska dhiibay Sweden bishii Maarso ee la soo dhaafay ka dib markii uu dhaleeceeyay...
Haweenka Qaada Uurka badan ee Ajaanibta ayaa ka hortageynaa ” Hindise Cusub”
Haweenka ku nool Dalka Sweden isla markana dhala caruurta badan ayaa noqotay dooda u dhaxeysa Xubnaha siyaasiyiinta ee matala Lövgärdet.
Siyaasiyiinta Deegaanka ayaa isku raacay...
















