Thursday, June 18, 2026

Deganaanshaha Rasmiga oo lagu Xirayo Luuqada ” Socialdemokraterna

0
Xisbiga Socialdemokraterna ayaa maanta ku dhawaaqay tillaabooyin la doonayo in lagu jabiyo faquuqa iyo takoorka ka jira gobollada Iswiidhan. Talaabooyinka Cusub ee Xisbiga soo bandhigay...

Magdalena Andersson oo soo bandhigtay Qorshe Wax looga Qabanayo Dambiyada Sweden

0
ra'iisul wasaaraha ahna hoggaamiyaha xisbiga S Magdalena Andersson, ayaa soo bandhigtay qorshe hawleed looga hortagayo dembiyada Sweden. “Waxaa jira weeraro qaran oo ka dhan ah...

Rasmus Paludan oo sii wada gubista Quraanka Isagoo Muslimiinta Sweden kala kulmay Go’an Dowlada...

0
Siyaasiga Asalkiisa kasoo jeedo Denmark rasmus paludan ayaa wali sii wada inuu Gobolo kamid ah Sweden ku gubo Quraanka Kariimka. Sida Dowlada isku diyaarisay waxaa...

Moderaterna ” Baaritaan Caafimaad oo lagu sameenayo Caruurta ku nool Aaga soogalootiga

0
Xisbiga Moderatka ee Stockholm ayaa ku baaqay in carruurta ku nool waxa loogu yeero "dadka la haybsooco iyo meelaha nugul" ee aqlabiyadda dadka soo...

Sicir Bararka Sweden oo Hoos u Dhacay tan iyo Bilowgii Sanadkan

0
Sicir bararka Iswiidhan ayaa hoos u dhacay 8 boqolkiiba bishii Luulyo, sida lagu sheegay tirokoobkii ugu dambeeyay ee ay soo saartay hay’adda tirakoobka (SCB). "Waxay...

Wadahadallo cusub oo la filayo inay dhex maraan Sweden, Finland iyo Turkiga

0
Wakiilada Sweden iyo Finland ayaa la kulmi doona madaxda Turkiga wadahadal cusub 26ka Ogosto, sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga Mevlut Cavusoglu...

Caabuqa Corona oo Todobaadkan Gudihiisa ku soo kordhay Sweden

0
Toddobaadkii la soo dhaafay, heerka faafitaanka COVID-19 wuxuu kordhay 12 boqolkiiba Iswiidhan, marka loo eego usbuucii hore, sida lagu sheegay tirooyinka ugu dambeeyay ee...

Sweden oo Shaacisay Xiliga uu bilaabanayo Manhajka Waxbarshada ee Galmada La Xiriira

0
Laga bilaabo dayrta soo socota, manhajka waxbarashada galmada ee dugsiyada Iswiidhishka ayaa la badalidoonaa. Magaciisu wuxuu noqonayaa "Galmo, Is-waafajin, iyo Xiriir" halkii uu ka...

Qiimaha Korontada Dalka Sweden oo Mar kale Kordhaya

0
Warbaahinta DN ayaa wax ka qortay sare u kaca qiimaha tamarta ee Iswiidhan todobaadkan iyo sida ay caddayn u noqon karto qiimaha sare ee...

Madaxa Gudiga Difaaca ee Barlamaanka Sweden oo Dhaleeceeyay Tillaabooyinka Amniga ee Radiyaha Sweden

0
Madaxa guddiga difaaca ee baarlamaanka, Pål Jonson, ayaa xaqiijiyay jiritaanka cilladaha muddada fog ee tallaabooyinka ilaalinta amniga oo ay raacdo raadiyaha Sweden. Talaadadii, Guddiga Difaaca...