Qiimaha Korontada oo aad u kordhaya xiliga Jiilaalka soo socda
Qiimaha korontada ayaa la filayaa inuu gaaro koror aad u weyn, jiilaalka soo socda, kaas oo kordhin kara kharashka biilasha, gaar ahaan milkiilayaasha guryaha.
Khubarada...
Maxkamada Göteborg oo Xukuntay Xiritaanka Labo Walaalo oo looga Shakisanyahay Dilka Hooyadood
Maxkamad ku taal dalka Sweden ayaa go’aan ku gaartay in xabsiga la dhigo labo wiil oo walaalo ah oo lagu eedeeyay in ay hooyadood ku...
Heerka Qaxootiga Sweden ee Laanta Socdaalka oo aad hoos ugu dhacay
Heerarka soo galootiga Sweden ayaa aad hoos u dhacay tan iyo markii ay dhacday qalalaasaha qaxootiga ku dhawaad toddobo sano ka hor, balse weli...
Labo toogasho oo ka dhacday magaalada Borås ee dalka Sweden
labo wiil oo dhalinyaro ah ayaa lagu dhaawacay magaalada Borås ee dalka Sweden, waxaana la sheegay in ruuxii dilka geystay oo wajiga soo duubtay...
Qiimaha Caanaha ee Dalka Sweden oo sii kordhaya
Wax soo saarka caanaha ee Sweden ayaa hoos u dhacay ka dib markii qiimaha wax soo saarku uu sare u kacay gugii hore, taasina waxay keentay...
Sweden oo ka hadashey Hanjabaada Ruushka ee Hunka Nukliyeerka
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Anne Linde , ayaa khudbad ka jeedisay furitaanka Shirweynaha 10-aad ee dib u eegista heshiiska ku saabsan ka hortagga hubka Nukliyeerka ee New York.
Hadalkeeda,...
Gabaabsi Dhanka Dhiiga oo ka taagan Dalka Sweden
Isbitaallada dalka Sweden ayaa xiligan waxaa ka jira dhiig yari ka taagan qeybo badan oo dalka ah.
Yaraantani waxay la xiriirtaa fiditaanka fayraska Corona.
Baahida dhiiga ayaa ku badata magaalooyinka.
Ingrid Engstrom,...
Maxkamada Örebro oo Xukun ku riday 3 Nin oo lagu heesto Rabshadihii Xili Ciida
Labo nin oo da’doodu tahay sodon jir iyo mid afartameeyo jir ah ayay maxkamadda Orebro ku heshay danbi ah in ay booliska waxyeeleeyeen, waxaana loo arkayay...
Sharciyada Cusub ee Maanta ka bilowday Dalka Sweden
Laga bilaabo maanta oo ay bishu tahay 1-da Agoosto dalka Iswiidan waxaa ka dhaqan galay sharciyo cusub iyo qaar ka mid ah wax ka bedelka sharciga.
Waxaa...
Sweden oo soo bandhigtay Tirada Dhalinyrada ka baxsaday goobaha Daryeelka
In ka badan 260 qof oo ka baxsaday guryaha lagu xanaaneeyo dhalinyarada ayaa sanadkan laga diiwaan galiyay dalka Sweden.
Sida laga soo xigtay TV-ga Sweden, mid ka...













