Thursday, January 1, 2026

Laanta Socdaalka ee Migrationsverket-ka ayay ka Codsatay Inaan dib loogu celin Dalkeeda

0
Hay’adda Socdaalka Sweden ayaa diiday codsi magangalyo oo ay u gudbisay haweeney u dhalatay dalka Iran, waxayna go’aan ku gaartay in dalkeeda loo musaafuriyo,...

Todobaadkan Gudihiisa Saddex Toogasho oo ka dhacday Xaafada Södertälje

0
Todobaadkan Gudihiisa Saddex toogasho ayaa ka dhacday Xaafada Södertälje sida ay sheegeen booliska. Toogashada ugu danbeesay ayaa ka dhacday Xaafadaasi Jimcihii Shalay abaaro 19:00 pm. Sida...

Booliska Sweden oo Digniin kasoo saaray Dilalka ka dhaca Dalka oo sii kordhaya

0
Tirada dadka lagu dilay toogashooyinka ayaa kordhay 40 boqolkiiba tan iyo sannadkii hore. Isla mar ahaantaana, khatarta dhibbanayaasha aan waxba galabsan ayaa kordheysa. - Waxaan leenahay...

Sweden oo ka hadashey Tilaabada uu qaaday Ruushka ee la Wareegista Afarta Gobol

0
Ra'iisul wasaaraha Magdalena Andersson (S) ayaa sheegtay in ku darista Ruushka ee gobollada Ukraine ay ka dhigan tahay xadgudub ka dhan ah sharciga caalamiga...

Sweden oo Halis ugu jirta in 200 Boqol Iskuul loo Xiro Macalimiin La’aan

0
Maanta oo Khamiista dugsiga Vittangi ee Kiruna ayaa xidhan sababo la Xiriira dhanka Macalimiinta awgeed. Isla sidaas oo kale waxaa xiran Nya Raketskolan oo...

Sweden oo ka hadashey Qaraxyada loo geestay Dhuumaha Gaaska ee Nord Steam

0
tan iyo markii ugu horeesay ee soo shaac baxday qaraxyada loo geestay dhuumaha gaaska qaada ee Ruusha una soo gudba Dalalka Yurub waxaa ka...

Maxaa ku soo Kordhay Dhismaha Dowlada Cusub ee Garabka Midig ee Ulf Kristersson

0
Hoggaamiyaha xisbiga Moderaterna u qaabilsan dhismaha dawladda, Ulf Kristersson, ayaa sheegay in uu u soo jeediyay af-hayeenka baarlamaanka Andreas Norlen in la siiyo muddo...

Shirkada Caanaha Arla oo Markii Sideedaad kordhisay Qiimaha Caanaha Sanadkan Gudahiisa

0
Arla ayaa markii sideedaad sanadkan sare u qaaday qiimaha caanaha. Go'aanka shirkadu wuxuu dhaqan galayaa laga bilaabo 1-da Oktoobar.  Taas macnaheedu waa in qiimaha caanuhu uu...

Sharciga Lagu Adkeenayo Mideynta Qoysaska oo Cabsi ku abuuray Qoysaska ” Goormee la filayaa...

0
Xisbiga Sverigedemokraterna (SD) ayaa dalbanaya shuruudo adag oo la xiriira mideynta qoyska ee Sweden, iyadoo xisbiyada kale ee garabka midigna ay taageersan yihiin qayb...

Xisbiga Sverigedemokraterna oo ku guuleestay Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Barlamaanka Sweden

0
Xisbiga Sverigedemokraterna (SD) ayaa qabtay jagada guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka ka dib cod dheer oo uu baarlamaanku u baahday in mar kale...