Friday, January 2, 2026

Försäkringskassan iyo Svenska kraftnät oo iska Kaashanaya Caawinta Korontada

0
Försäkringskassan iyo Svenska kraftnät ayay dowladdu u wakiishay in ay isu diyaariyaan in ay awood u yeeshaan in ay bixiyaan taageerada macaamiisha korontada ee...

Turkiga oo soo dhaweeyay go’anka Sweden ee Kurdiyiinta Suuriya

0
Dowladda cusub ee Sweden ayaa fulineysa dalabaadka Turkiga, waxayna iska fogeysay kooxaha Kurdiyiinta ee PYD iyo YPG oo xulafo dhow la ahaa Mareykanka iyo...

Meydkiisa ayaa laga helay Sariirta Hoostiisa Xili la Xaraashayay Gurigiisa

0
Qeybta Dowlada u qaabilsan Xalinta deymaha ee Kronofogden ayaa heshay Nin Meyd ah markii ay tageen gurigiisa oo ku yaalla Kortedala. Ninkan ayaa meydkiisa laga...

Shirkadaha Guryaha Sweden oo kordhinaya Boqolkiiba 10 Kirada Guryaha

0
Ururka mulkiilayaasha guryaha ayaa ku dhawaaqay in kirada Guryaha ay kordhin doonaan boqolkiiba 10 jiilaalkan, iyaga oo sabab uga dhigay sicir bararka iyo kor...

Sweden oo Cadeesay Qaxootiga ay Mudnaanta siinayso ee Dalka imaanaya

0
Dowladda oo kaashaneysa xisbiga SD ayaa horraanta sanadka soo socda ka dhigi doonta tirada qaxootiga kootada mid aad uga yar tirada hore iyadoo taasi...

Dowlada Sweden oo soo bandhiheysa Maanta Maalgalinta Macalimiinta Gaarka

0
Dawladdu Sweden ayaa maanta soo bandhigaysaa laba maalgelin miisaaniyadeed oo loogu talagalay tallaabooyinka taageerada ee dugsiga si loo helo jawi dugsi oo ammaan ah...

Sharciga Cusub ee lagu Joojinayo Xaquuqda Turjumaanka oo Dhaleeceen loo jeediyay

0
Dowlada Cusub ee Sweden ayaa dhawaan ku dhawaaqday Sharciga lagu joojinayo Xaquuqda dadka qaar u helaan turjumaanka iyadoo ula jeedka tahay in qofka uu...

Migrationsverket oo go’an kala duwan ka gaaray Labo Gabdhood oo Walaalo Ah

0
Hay'ada laanta Socdaalka ayaa go'an kala duwan ka gaartay Labo Gabdhood oo Walaalo Ah kuwaasi caan ka ah Baraha Bulshada iyadoo Labada Gabdhood midkood...

Toogasho ka Dhacday Västerås oo Qof ku dhaawacmay

0
Hal qof ayaa ku dhaawacmay toogasho galabta ka dhacday xaafadda Bäckby ee magaalada Västerås, sida ay booliisku sheegeen. "Waxaan haynaa hal dhaawac oo la xaqiijiyey," ayuu...

Sharuudaha Luuqada ee Qofka ka Shaqeenaya Goobaha Waayeelka

0
Xukuumadda iyo xisbiga Sverigedemokraterna ayaa waxay hore ugu heshiiyeen in sharuud looga dhigo dadka ka shaqeeya xannaanada waayeelka in ay afka swedishka yaqaanaan. Degmooyinka Wadanka...