“Waxaan ku Jirnaa Xaalada ugu Xumeyd tan iyo Dagaalka Labaad ee Adduunka” Raisal Wasaaraha...
Raisal Wasaaraha Sweden ayaa Sheegay in Dalkiisa uu jiro Xaalada ugu Adkeyd tan iyo Dagaalka Labaad ee Adduunka.
Ulf Kristersson ayaa Sheegay in Sweden Qasab...
Dowlada Sweden oo Maanta ku Dhawaaqday go’an Cusub oo ka dhan ah Qaxootiga
Dawladda Sweden ayaa ku dhawaaqday Maanta inay doonayso inay bilawdo “olole xog-ururin caalami ah” oo ku saabsan isbeddelka lagula dhaqmayo siyaasadda socdaalka.
Dowlada ayaa dooneysa inay...
Dowlada Mareykanka oo ka hadashey Quraanka Kariimka ee Lagu gubay Dalka Sweden
Mareykanka ayaa dhaleeceeyay ku gubista nuqul ka mid ah Quraanka Kariimka ah ee Rasmus Paludan uu ku gubay afaafka hore ee safaarada Turkiga ee Stockholm, isagoo sheegay...
Turkiga oo ku Dhawaaqay go’an Cusub oo ka dhan Ah Dowlada Sweden
Madaxwaynaha turkiga Erdogan oo ka caraysan Kitaabkii quraanka ahaa ee lagu gubay Sweden ayaa wacad ku maray inaysan Turkigu marnaba ogolaanayn in sweden ay...
Raisal Wasaaraha Sweden oo ka hadlay Falka lagu gubay Quraanka Kariimka ee ka...
Ra'iisul wasaaraha dalka Sweden Ulf Kristersson , ayaa cambaareeyay falkii shalay safaaradda Turkiga ee Stockholm loogu gubay nuqul ka mid ah qur'aanka kariimka ah oo uu...
Rasmus Paludan oo Quraanka Kariimka ku gubay Afka hore ee Safaarada Turkiga
Ninka ku caan-baxay Gubista Quraanka Kariimka ayaa mar kale Quraanka ku gubay Safaarada Turkiga ee Dalka Sweden.
Booliska ayaa ninkan u ogolaaday inuu Quraanka ku...
Dowlada Sweden oo soo bandhigtay Sharciga lagu hormarinayo Aqoonta Macalimiinta
Dowlada Sweden ayaa maanta oo jimco ah ku dhawaaqday Nadaam Waxbarashada Macalimiinta oo lagu sameenayo Hormarin.
Maanta Macalimiin badan ayaa ku sugan dalka kuwaasi oo...
Qaraxyo iyo Rabashado ka dhacay Sweden kadib, Booliska oo ku dhawaaqay Xaalad gooni ah
Booliiska ayaa go'aansaday in ay ku dhawaaqaan dhacdo loogu yeero dhacdo gaar ah ka dib markii dhawaanahan ay dhaceen dambiyo rabshado wata ka dhaceen...
Sweden oo u ogolaatay Rasmus Paludan inuu Quraanka ku gubo Safaarada Turkiga
Booliska Dalka Sweden ayaa u ogolaaday Siyaasiga Rasmus Paludan inuu Quraanka ku gubo Safaarada Turkiga Horteeda.
Ogolaashaha Falkan ayaa imaanaya iyadoo dhawaan Caro ka dhalatay...
Sweden oo Xukun ku riday Labo Wiil oo Walaalo ah
Labo wiil oo walaalo ah oo lagu eedeeyay inay u basaasayeen Ruushka ayaa lagu xukumay dalka Sweden.
Xukunku ayaa ahaa mid daa'in ah oo lagu...















