Sharuudaha Dacwada Qoysaska oo la adkeeyay Sida lagu dhawaaqay maanta
Dowlada Sweden ayaa ku dhawaaqday in ay adkeeneyso Sharuudaha dadka doonaya inay u dacwoodaan Qoyskooda ku sugan Dalka Dibadiisa marka ay helaan Sharciga Dalka.
Sharciga...
Madaxweynaha Mareykanka oo ka hadlay Qorshaha Dowlada Sweden oo gubista Quraanka
Todobaadyo Caro xoogan ka dhalatay Dunida islaamka ee ku aadan Falka lagu gubay Quraanka kariimka waxaa dhacdadaasi ka hadlay Madaxweynaha Mareykanka
Biden ayaa sheegay in...
Caasimada Sweden oo lagu Qabtay Dibad-bax weyn oo looga soo horjeedo Quraan gubista.
Bartamaha Caasimada Stockholm waxaa shalay oo Axad ah lagu qabtay Banaan-bax weyn oo looga soo horjeedo gubista quraanka Kariimka.
Dhawaan ayay aheyd markii quraanka Kariimka...
Sweden oo dib u eegis ku Sameeneysa Sharci lagu Mamnuucayo Gubista Quraanka
Xaalad amaan oo halis ah ayaa ka taagan ama laga dareemayaa Sweden gaar ahaan Safaarada ay ku leedahay Adduunka iyadoo gudaha ay jirto cabsi...
Xisbiga SD ” Waxaan Sameeneynaa Wax walbo oo looga hortagi karo dhismaha Masjidka Linköping
Bulshada Islaamka ee ku nool Linköping ayaa wada qorshe masaajid loogu dhisamayo magaaladaasi taasi oo dadaalkeeda uu marayo meel wanaagsan.
Xisbiga SD gaar ahaan Xilibaan...
Turkiga oo sheegay in Sweden ku Fashilmatay joojinta gubista Quraanka
Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga Hakan Fidan ayaa ka hadlay dabkii dhawaan lagu gubay qur’aanka kariimka ah , isagoo sheegay in ku guuldaraysiga Stockholm ee joojinta gubista qur’aanka...
Sweden oo Culus kasoo saartay Falkii Dhawaan lagu gubay Quraanka Kariimka
Dowladda Sweden ayaa markii ugu horeesay si rasmi ah uga hadashay falkii foosha xumaa ee lagu gubay Qur’aanka Kariimka, falkan oo ka dhacay isbuucii...
Sharci Cusub:- Dowlada Sweden oo Fureysa Xaruumo lagu Hayo Qaxootiga iska dhiiba Dalka
Dowlada Sweden ayaa ku dhawaaqday Sharci Cusub oo lagu adkeenayo Qaxootiga iska dhiibaya Dalka ee doonaya inay helaan Sharciga dalka.
Sharciga Cusub ayaa dhigaya in...
Dad Careysan oo gudaha u galay Safaraada Sweden ee Dalka Ciraaq
Boqolaal kamid ah taageerayaasha wadaadka shiicada ah ee Ciraaq ee saamaynta ku leh ee Muqtada Sadr ayaa galay safaarada Sweden ee Baqdaad iyagoo ka...
Dowladii ugu horeesay oo u yeertay Safiirkeeda ka joogay Dalka Sweden
Dawlada Marooko ayaa u yeeratay safiirkeedii u fadhiyay dalka Sweden, iyadoo uu maqnaan doono aan la sheegin mudda uu maqnaan doono kadib markii Arbacadii...