Thursday, April 25, 2024

Akhriso Saacada ay ku egtahay Doorashada Sweden ee maanta lasoo gaba gabenayo..

0
Maanta oo ay tahay maalin Axad ah kuna beegan September 9th waa maalin ay sugayeen dadka reer Sweden kuwaasi oo dooranaya Xubnaha Barlamaanka iyo...

Waa Imisa Tirada Dadka sii Codeeyay Doorashada Sweden ee maanta u danbeesa..

0
maanta oo Axad ah ayaa ah maalinta u danbeesa ee doorashada Sweden waxana codadkooda dhiibanaya dadkii u danbeeyay. Gudiga doorashada ayaana diiwaangaliyay ku dhawaad 2...

Dooda Talafashinka SVT kadib Xisbiga sverigedemokraterna oo joojiyay Xiriirka Warbaahintasi..

0
doodii habeen hore ee jimcaha ka baxday talafashinka Sweden ee SVT ayaa aheyd dood muran xoogan dhalisay taasi oo keentay in khilaaf ka dhex...

Wadanka Denmark oo Aqoonsaday Basaboorka Dalka Somaliya..

0
Wasiirka amniga gudaha Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) iyo wafdi uu hoggaaminayey oo booqasho rasmi ah ku tagey dalka Denmark kadib martiqaad uga...

Dood Adag oo dhexmartay Hogaamiyaasha Xisbiyada Dalka Sweden..

0
iyadoo lagu jiro maalmaha u danbeesay ee doorashada Sweden ayaa markale waxaa dood loo qabtay Xisbiyada Sweden. Yaa Heysta Fursada ugu feecan ee  Sweden looga...

Akriso Saadaal hordhac ah oo lagu Sameeyay Xisbiyada Sweden ee dhanka Doorashada..

0
si dhab ah looma cadeyn karo xisbiga rasmiga ee ku guuleysan kara doorashada sweden oo mareysa waqtigii u danbeeyay iyadoo Maalinta axada ee nagu...

Maxay ka dhigantahay in Xisbiga sverigedemokraterna uu saro ugu kaco dhanka doorashada Sweden..

0
Sweden waxaa ka socota doorashada Qaranka oo la filayo in xisbi cusub uu qabto hogaanka dalka ama uu guuleesto xisbiga talada dalka haya xiligan. Xisbiyada...

Bankiga Qaranka Sweden oo war kasoo saaray Saro u qaadista heerka Ribada ee Bankigaasi..

0
Bandhiga Qaranka sweden ayaa waday in saro loo qaado heerka ribada ee bangigaasi kaasi oo ahaa 0.5 boqolkiiba. Waxa uu sheegay Hogaamiyaha Bangiga in wax...

Buug Cusub oo ka hadlaya Zlatan Ibrahimovic oo dhawaan soo baxaya..

0
Waxay Aheyd Sanadkii 2011 markaasi oo lasoo saaray Buuga Waxan ahay Zlatan ( Jag är Zlatan ) kaasi oo guuleestay markii lasoo saaray. Hada Waxaa...

Waqti dheer oo wali la sugayo Xaruumaha Caafimaadka ee Dalka Sweden..

0
Wadanka Sweden ayaa ah Wadan dhanka Caafimaadka iyo Daweynta ku wanaagsan hase yeeshee waxaa waqti dheer kugu qaadaneysa helista xaruun caafimaad. Safarka loogu jiro xaruumaha...