Sunday, May 5, 2024

Xisbiyada isbaheestay ee Allianse oo wada hadal ugu baaqay Xisbiga Socialdemokraterna..

0
aroornimadii saaka xisbiyada isbaheestay ayaa casuumaad u diray xisbiga socialdemokraterna taasi oo ku aadan sidii loo dhici lahaa dowlada dhameestiran oo wadajira ah. casuumaada ayaa...

Wararkii ugu danbeeyay ku dhawaaqista Natiijada doorashada Sweden.

0
maanta oo arboco ah ayaa lagu wadaa ku dhawaaqista doorashada sweden oo la sugayo tirinta codadka dibada iyo kuwa ku codeeyay postooyinka. ku dhawaaqista natiijada...

Maxay tahay Cabsida Somalida ka qabaan Doorashada Sweden ee lagu dhawaaqayo..

0
Somalida ku sugan Dalka sweden oo lagu qayaaso dadka labaad ee ugu badan dalka marka laga soo tago dadka dalka u dhashay ayaa dhanka...

Xisbiyada isbaheestay ee Alliansen oo ku horeeya Gobolada qaarkood halka rödgröna uu hoos u...

0
wali waxaa harsan tirinta codadka qaarkood waxana gobolada qaar ku soo baxay xisbiyada isbaheestay ee Alliansen kuwaasi oo awooda kala wareegay kuwa Rödgröna. Gobolada ay...

Maxaa ku soo kordhay Doorashada Sweden oo lagu dhawaaqayo maalinta.

0
waxaa socota tirinta codadka doorashada sweden oo badankeeda lasoo afjaray waxana hada haray codadka dadka ku sugan dalka dibadiisa oo la filayo in maalinta...

Hogaamiyaha Xisbiga sverigedemokraterna Jimmie Åkesson oo Wada Hadal ku casuumay Xisbiyada M iyo KD..

0
Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna Jimmie Åkesson ayaa ku wargaliyay Hogaamiyaasha Labda Xisbi ee Moderaterna iyo Kristdemokraterna taasi oo ku aadan dhismaha Dowlad wada jir ah. Jimmie...

Tiro kooban oo u dhaxeysa Codadka Labada Garab ee Xisbiyada isbaheestay iyo kuwa kale..

0
marka laga soo tago xisbi walbo iyo tirada uu heesto waxaa dhanka kale aad iskugu dhow tirada codadka ay heestaan xisbiyada isbaheestay iyo kuwa...

Websiteka doorashada ee Val.se oo xalay Hawada ka baxay Gudiga doorashada oo ka hadlay..

0
Maamulka dhanka doorashada sweden ayaa bartooda val.se waxay ku soo daabacayeen dhanka arimaah doorashada waxana mar qura xalay hawada ka baxay hemsida. Warbaahinta gudaha ayaa...

Hogaamiyaasha Xisbiyada Dalka oo ka hadlay Natiijada la sugayo ku dhawaaqisteda..

0
ma cada cida sida rasmiga ah hogaanka dowlada sweden u qabaneysa mudada afarta sano ee soosocota iyoo ay wali la tirinayo codadka la dhiibtay...

Akhriso Natiijada Codeynta Hordhaca ah ee doorashada iyo Halka Xisbiyada kala joogaan..

0
Waxaa socota Tirinta codadka Doorashada Sweden oo bilaabatay waxana warbaahinta heshay hordhaca natiijada kasoo baxday codadka lasii tiriyay. Saacada marka ay aheyd 22.45,pm oo daqiiqado kasoo wareegtatay...