Sweden Migrationsverket oo Joojisay 6 Sano jir Hooyadiisa dhimatay oo dib loogu celin lahaa...
Hay.ada Laanta Socdaalka Sweden ee migrationsverket ayaa go.an ku gaartay in ay joojiso isla markana dib u dhigtay qorsho lagu celin lahaa wiil 6 sano...
Eskilstuna Labo Qof oo loo xiray Dil ka dhacay Halkaasi Habeenka isniinta.
Qof ayaa lagu dilay Magaalada Eskilstuna Habeenka isniinta kaasi oo toogasho loo geestay u dhintay marka la geeyay isbitaalka magaalada.
Booliska Eskilstuna ayaa gacanta ku dhigay labo...
Sweden iyo Wadamo kale oo loogu baaqay Joojinta Dib u celinta Qaxootiga Dhalaanka ee...
Hay.ada Qaramada Midoobe qeybta badaabada Caruurta ee (Rädda Barnen) ayaa ku baaqday in Sweden iyo Wadamo kale oo yurub ah ay caruurta dib ugu...
War Hada Ah Stefan Löfven oo soo tijaabinaya Dhismaha Dowlada Cusub isagoo Xisbiyada ugu...
Afayeenka Barlamaanka Sweden Andreas Norlén oo kulan la qaatay Gudoomiyaasha Xisbiyada ayaa kulanka kadib la hadlay warbaahinta.
Shirkiisa jaraa. id ayuu kaga hadlay Kulanka uu la...
Stefan Löfven oo Markiisa isku dayidoona Dhismaha Dowlada Cusub iyo Dhibaato heesata.
kadib markii uu fashil soo wajahay Xisbiga M oo isku dayay in uu soo dhismo dhismaha dowlada Cusub ee lafilayo ayaa dhanka kale waxaa...
Ulf Kristersson oo shir jaraa.id qabtay kana hadlay Fashilka soo wajahay iskudaygiisa Dhismaha Dowlada...
Hogaamiyaha Xisbiga Moderateka Ulf Kristersson ayaa shalay oo axad ah qabtay shir jaraa.id isagoo kaga hadlay iskudaygiisa dhismaha dowlada Cusub.
Waxa uu sheegay in uu...
Magaalada Eskilstuna Qof Xalay lagu toogtay Nawaaxiga Östermalm.
toogasho ayaa xalay ka dhacday magaalada Eskilstuna kaasi oo loo geestay qof nawaaxiga Östermalm.
Weerarka oo ka dhacay nawaaxiga Östermalm ayaa dadka deegaanka waxay maqleen rasaas kala...
Sweden oo ka hadashey Dilka Wariye Jamal Khashoggi loogu geestay Dalka Turkiga.
Dowlada Sweden gaar ahaan Wasaarada Arimaha Dibada ayaa ka hadashey dil loo geestay wariye kasoo jeeda Dalka Sacuudiga oo lagu magacaabo Jamal Khashoggi .
Wariyaha oo...
Ulf Kristersson oo maanta ka tanaasulaya Qorshaha uu ku soo dhisayo Dowlada Cusub.
Hogaamiyaha Xisbiga Moderateka Ulf Kristersson ayaa maanta la filayaa in uu ka laabto qorshaha uu iskugu dayayay in uu soo dhiso dowlad cusub sida...
Xisbiyada Centerpartiet och Liberalerna oo si Rasmi ah uga soo horjeestay Qorshaha Xisbiga Moderateka...
kadib shir jaraa.id oo ay qabteen labada xisbi ee kala ah Centerpartiet och Liberalerna ayay si rasmi ah kaga soo horjeesteen Qorsho uu dhawaan bartiisa...