Saturday, July 25, 2026

Hogaanka Xisbiga Moderaterna Ulf Kristersson oo dowlada ku weeraray Toogashada ka dhacday Malmö

0
Hogaamiyaha Xisbiga M Ulf Kristersson ayaa weerar culus ku qaaday dowladda kadib dilkii toogashada ee Malmö. Kristersson ayaa bartiisa Facebook ku soo qoray inuu...

Magaalada Malmö oo lagu toogtay labo wiil oo dhalinyaro ah (Faahfaahin)

0
Wiil 15 jir ah ayaa lagu dilay is rasaasayn ka dhacday Malmö. Wiil kale oo da 'yar ayaa isna lagu dhaawacay toogashadaasi sida ay sheegeen...

Hadii aad dhalatay Sanadkan waxaa heleysaa Tikid lacag la’an Yurub oo dhan ah

0
Hadii aad 18 jir tahay kuna nooshahay  wadamada Midowga Yurub waxaa fursad u leedahay inaad mar labaad hesho tareen bilaash ah. Guddiga Yurub ayaa...

Tirada Muwaadiniinta UK ee qaatay Dhalashada Sweden oo korortay

0
Tiradda muwaadiniinta Ingiriiska ee loo oggolaaday dhalashada Sweden ayaa gaartay rikoodh cusub. Sannadkan gudihiisa 4 100 muwaadiniin Ingiriis ah ayaa qaadatay dhalashada Sweden. – Waa dareen qurux...

Raisal Wasaaraha Sweden oo ka jawaabay Hadalkii Hogaamiyaha Xisbiga Liberal-ka

0
Ra’iisal wasaare Stefan Löfven ayaa ka jawaabay hadalkii ka soo yeeray hoggaanka xisbiga Liberal-ka, Nyamko Sabuni oo ahaa in bareegga loo qabto dib u qaabeynta...

Isbadalka lagu sameenayo Xafiiska Shaqada ee Arbetsförmedlingen oo Dhaleeceen loo jeediyay

0
Wasiirkii hore ee dhaqaalaha Anders Borg ayaa dhaleeceeyn ballaaran dusha uga tuuray qorshaha dib u habeeynta xafiiska shaqada – Arbetsförmedlingen. -Waa qorshe aan si dhab...

Maxkamada Sare ee Socdaalka oo Dhalashada Sweden siisay Hooyo Somaliyed oo horey loogu diiday

1
Maxkamada sare ee socdaalka Dalka ayaa go'an ka gaartay hooyo somaliyed oo horay loogu diiday Dhalahsada Sweden kadib markii ay buuxisay sharuudaha qaadashada Basaboorka...

Sharci Cusub oo Sigaarka iyo Tobaakada oo maanta dhaqan galaya

0
Laga bilaabo kowda november waxaa laga doonayaa dukaamada in ay dalbadaan oggolaansho ay ku iibiyaan sigaarka iyo tubaakada. Sharciga tubaakada ee dhaqan gelay ee kowdii...

Xisbiga KD oo soo bandhigay Hindise uu Qofka ku Sadaqeen karo Xubnaha Jirkiisa

0
Dalka Iswiidhan, waxaa jira dad badan oo jiran oo u baahan xubno cusub oo muhiim u ah jirka Tusaale ahaan, kiliyaha ama beerka Laakiin waxaa...

Baaris lagu sameenayo Sharciga Imtixaanka Luuqada ee Qaadashada Dhalashada Sweden oo lasoo bandhigay

0
Baaris ayaa iminka loo saarayaa sidii loo caddeeyn lahaa shuruudaha qofka laga doonayo inuu ka gudbo imtixaanka luuqadda iyo hab nololeedka bulshada, si uu...