Saturday, July 25, 2026

Safiirka Cusub ee Sweden u fadhiya Somaliya oo gaaray Muqdisho lana kulmay Dowlada

0
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Danjiraha cusub ee Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya, Staffan Tillander. Kulanka...

Xawaaraha Lagu maro wadooyinka qaar ee Sweden oo la dhimay

0
Hay’adda Trafikverket ayaa maanta go’aamineys in la bedelo xadka xawaaraha waddooyin gaaraya 111 mil ama 1 110 kilo mitir iyada oo dhanka kale sagaal...

Xisbiga SD ee Cunsuriga oo helay taageero weyn Sahmin Cusub oo lasoo bandhigay

0
Waxay u muuqataa in xisbiga SD ee Dalka Sweden uu taageero weyn ku leeyahay bulshada Sweden sahmin Cusub oo lasoo bandhigay. Su'al la waydiiday bulshada...

Sweden Nin Leysinka Gaariga lagu kaxeeyo (Körkort-ka) ku qaaday Markii 21 aad

2
Hay'ada Gadiidka Sweden ayaa soo bandhigtay Ninka heesta Rikoodhka Sanadkan ee dhicista Gawaarida kaasi oo ku dhacay 20 mar. Rikoodhka gawaari dhicista waxaa heesta nin...

Xubno ka tirsan Xisbiga Moderaterna oo kasoo horjeestay Mamnuucida Xijaabka

0
Isbuucaan xisbiga Moderater-ka ayaa yeeshay kulan weyn kulankaasi oo warbaahinta gudaha hadal heyso Siyaasiyiin ka kala yimid daafaha dalka ayaa kulanka u yimid inay go’aan ka gaadhaan siyaasada...

Baraf wata Dabeylo iyo Roob oo bari laga filayo qeybo kamid ah Sweden

0
Waaxda saadaasha hawada ee iswiidhishka ayaa soo saartay digniin heerka koowaad ah oo ku saabsan suurtagalnimada in dabaylo xoog leh ay ka dhacaan qaybo badan...

Waqtiga la sugayo Qaliinka Sweden oo laga yareeyay Gobolada Dalka

0
12 ka mid ah guud ahaan 21 ka daryeel caafimaad ee dalka Sweden ayaa waqtiyada sugitaanka ee qalliinka ama daaweynta la yareeyay, halka waqtiga...

Moderaterna oo doonaya in la tarxiilo Ajaanibta geesta Dambiyada iyo Mamnuucida Qamaar ee Iskuulada

0
Xisbiga Moderaterna ayaa  sheegay in ay rabaan inay adkeeyaan qawaaniinta magangalyo-doonka ee dambiya gala. sida ay sheegtay afhayeenka siyaasada socdaalka ee xisbiga Maria Malmer Stenergard. -...

Afar kamid ah Xubnihii Maamulka Al-azhar oo Xukun lagu riday

0
Maxkamadda racfaanka ee Svea ayaa ku xukuntay afar xubnood oo ka tirsanaa mas’uuliyiinta ururka samafalka Al-Azhar dambi la xiriira xagga dhaqaalaha. Aasaasaha Al-Azhar oo ah 51...

Dooda Xisbiyada Sweden oo noqotay Qaxootiga iyo Amaanka

0
Dood shalay uga qabsoontay xarunta baarlamanka hoggaamiyeyaasha xisbiyada ayey ku soo ban dhigeen aragtiyadooda kala duwan ee xaaladda dalku ku sugan yahay. Doodda oo ey...