Saturday, July 25, 2026

Yurub oo Qaxooti Somali ah kasoo qaaday Qaxootiga ku nool Dalka Itoobiya

1
Dowlada Jarmalka ayaa dib u dejin u sameysay 154 qof oo Qaxooti Soomaali ah, kuwaasoo xalay laga duuliyey magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya...

Waqtiga lagu galo Da’da Hawl gabka oo la kordhinayo

0
Waxaa maanta oo arbaco ah la filayaa in baarlamanka uu meel mariyo sharci kordhinaya da’da lagu galo hawlgabka. Sida uu qorayo  hindisaha sharciga ee baarlamanku...

Stefan löfven oo ka hadlay Cabsida laga qabo Qaxooti tiro badan ee yimaada Sweden

0
Raisal Wasaaraha Sweden löfven ayaa ka hadlay Cabsida laga qabo imaatinka Qaxooti tirada badan ee Suuriyaanka kuwaasi oo kasoo cararaya farogalinta Turkiga uu ku...

Qiimaha Lacagta Kaarka SL-ka ee Gadiidka Stockholm oo la kordhinayo

0
Qiimaha Lacagta Kaarka SL-ka ee Gadiidka Stockholm ayaa la kordhindoonaa labo bil kadib oo ku beegan Bisha January ee Sanadka 2020 Qorshaha oo qeyb...

Dadka ceerta qaata Lacag uma diri karaan Dalkooda Somaliya (FRP)

0
Xisbiga FRP ee Dalka Norway ayaa soo jeediyay in Lacagta ceerta laga jaro dadka qaata lacagtaasi ee kadib u dira Dalkooda Hooyo kadib markii...

KD Luuqada Swedhishka halagu Xiro Qofka doonaya Deganaanshaha Sweden

0
Maamulka Xisbiga Kristdemokraterna ayaa keenay hindise ah in dadka doonaya inay helaan iqaamadda abadiga ah ee Sweden lagu xujeeyo inay ku baasaan imtixaan dhanka...

Turkiga oo Yurub ugu hanjabay in uu soo fasaxayo Qaxootiga Suuriya

0
Dowlada Turkiga ayaa shaaca ka qaaday in ay soo fasaxeyso Qaxootiga suuriya oo gaaraya 3 Milyan hadii Midowga yurub uu kasoo horjeesto Hawlgalka Turkiga...

Denmark oo baaritaan ka bilaabeysa Xuduuda ay la wadaagto Sweden

0
Wasiirka cadaaladda dalka Danmark, Nick Hækkerup ayaa shir jaraa’id shaaca kaga qaaday in laga bilaabo 12-ka bisha nofeember baaritaanno laga hir gelin doono xuduudda...

Sharci Cusub oo ka bilaabanaya Degmada Täby ee Caasimada Stockholm

0
Sharci Cusub ayaa ka bilaabanaya Degmada Täby kaasi oo lagu Mamnuucayo Dadka dawarsada ama tuugsada ee Degmada ku nool waana Degmadii labaad ee Sharcigan...

Xisbiga SD oo taageeraya Sharci hore oo Dowlada isbadal ku sameeneyso

0
Dowladda Sweden ayay u badan tahay inay sii amba qaaddo hindise ku dhisan in si intii hore ka badan loo simo dhaqaalaha degmooyinka iyo...