Khilaaf u dhaxeeya Maamulka Masaajidka Towfiiq oo sababay in lacagta Deeqda laga jarto
Masaajidka Towfiiq ee ka dhisan Caasimada Norway ayaa laga jaray lacagta Deeqda ee Dowlada ugu tala gashay kadib markii khilaaf soo dhexgalay Maamulka Masaajidka...
Sweden oo kasoo horjeesatay Qeybsiga Qaxootiga Yurub soo gaara
Muddo iminka laba toddobaad laga joogo ayey waddammada afarta ah ee Jarmalka, Faransiiska, Talyaaniga iyo Malta heshiis ku meel gaar ah ku wada gaareen sidii...
Shirka Qaxootiga Aduunka oo ka furmay Caasimada Switzerland
Shirka 70-aad ee hay’adda qaxootiga adduunka ayaa maanta ka furmay magaalada Geneva ee dalka Switzerland waxaana ka qeyb-galaya wafuud heer caalami ah.
Shirka ayaa sanadkaan...
Sweden oo soo bandhigtay Sharci Cusub oo Caawinaya Muwaadiniinta Britain u dhashay
Dowladda Sweden ayaa qorshaynaysa inay muwaadiniinta British-ka ah u fududayso inay soo codsan karaan rukhsadda deganaanshaha Sweden, haddii uu lacalla dhaco Brexit adag oo...
Sharciga Cusub ee Guryaha Saameen maku leeyahay Adreska (Ciwanka) guryaha lagu noqdo
Xili dhawaan Dalka Sweden uu ka bilowday Sharci Cusub oo la xiriira Guryaha ayaa dhanka kale qaar kamid ah Somalida waxay Somaliska.com waydiiyeen Su'al...
Sharci lagu Mamnuucayo Gudniinka Wiilasha oo Xisbiga Centerpartiet u codeeyay
Kalfadhigii xisbiga Centerpartiet ee axaddii shalay la soo gabagabeeyey ayaa aqlabiyad ugu codeeyay hindise dhigaya in uu xisbigu ka shaqeeyo sidii lagu mamnuuci lahaa...
Maamulka Iskuulada Al-Azhar oo lagu Amray soo celinta 1.1 Milyan oo Lacag ah
Go’aan ka soo baxay hayadda hoggaanka iskuullada – Skolverket ayaa lagu amray hoggaanka ururka sama falka dugsiyada Al-azhar ee magaalada Örebro, xaafadda Vällinby iyo...
Sharciga Cusub ee Guryaha oo saameen ku yeeshay Somalida
Dhawaan Dalka Sweden waxaa ka dhaqan galay Sharci Cusub kaasi oo dhigaya in Hoyga laga ceshto qofkii ogolaansho la.an gurigiisa ka kireeya qof kale...
Xisbiga Neceb soo galootiga ee SD oo kaalinta Labaad kasoo galay Xisbiyada Sweden
Xisbiga soo galooti diidka ah ee Sverige Demokraterna ayaa noqday xisbiga 2-aad ee ugu wayn Sweden, sida ku cad sahan cusub oo ay Novus...
försäkringskassan oo Adkeeneysa Lacagta la siiyo waalidiinta
Hayadda caymiska qaran ee lagu magacaabo Försäkringskassan ayaa adkeeyn doonta howlaheeda dul kala socodka ee dhaqaalaha gunnada waalidka la siiyo kolka ilmuhu xanuunsadaan.
Iyadoona ey...















