Thursday, October 30, 2025

Booliska Norway oo sheegay in Haween isku dhex dagaaleen Masaajidka Towfiiq

0
Booliska Dalka ayaa warbaahinta u Xaqiijiyay Dagaal dhexmaray labo haween oo ku dhex sugnaa Masaajidka Towfiiq ee Caasimada Oslo kuwaasi oo mid kamid ah...

Dowlada Dadka heesta diidmada Waa in la siiyo ogolaansho Shaqo si Dalka u joogaan...

0
Dowlada Sweden ayaa wada Sharciyo cusub kuwaasi oo xisbiyada ku jira dowlada ay ku raacaan goor hore inkastoo ay kasoo horjeedaan xisbiyada kale. Hindisayaasha Cusub...

Hindise Afar Sano oo Xabsi Ah Waalidka Caruurtiisa u kaxeeya Dibada si uu ugu...

0
Dalka Sweden waxaa ka mamnuuc ah guurka caruurta lakin dad badan ayaa caruurta u kaxeeya Dalka dibadiisa si ay ugu soo guuriyaan. Dowlada ayaa hada...

Qof lagu toogtay Degmada Sollentuna ee Caasimada Stockholm

0
Wararka laga helayo Degmada Sollentuna ayaa sheegaya in halkaasi lagu toogtay qof dhalinyaro ah falka oo ka dhacay goob laga raaco basaska. Qofka la toogtay...

Warbixin Waa Imisa Tirada Qaxootiga ka tagay Dalka Sweden ee heestay diidmada

0
Masuuliyad cad oo dheeri ah ayaa loo baahan yahay sidii wax looga qaban lahaa xeerka tarxiilidda dalka Sweden  sida lagu sheegay warbixin uu soo...

Muwaadiniinta Sweden u dhashay oo laga soo daadgureeyay Dalka Shiinaha

0
Feyruska coronavirus ee sida degdeg ah u sii fidaya ayaa la xaqiijyay in illaa iminka laga helay dad kor u dhaafaya ilaa 17000 ruux...

Migrationsverket-ka oo soo saaray Tirada Qaxootiga laga joojinayo Lacagaha isla markana laga saarayo Guryahooda.

0
Hay'ada Laanta Socdaalka Sweden ayaa soo saartay xukunka Maxkamada laanta Socdaalka oo dhigaya in 400 boqol  oo Qof laga saaro guryaha ay daganyihiin isla...

Sweden oo laga helay Cudurka Korona Fayris ee dhawaan ka dilaacay Dalka Shiinaha

0
Kiiskii ugu horreeyay ee fayruska corona ee ka dillaacay dalka Shiinaha ayaa dhowaantan galabnimada jimcada maanta lagu dhawaaqay in laga heley gobolka Jönköping oo...

Degmooyinka Sweden oo Badalaya Sharciga Deganaansha Qaxootiga ee Dowlada soo kordhisay dhawaan

0
Qaar ka mid ah degmooyinka dalka ayaa qorsheeynayaa in ay soo dejiyaan qeynuun ah in qaxootiga u guura goobaha qaar ama Xaafadaha qaarkood ey...

Barlamaanka Sweden oo dhaqan galiyay Sharci Cusub oo Bilaabanaya 1 Bisha March

0
Baarlamaanku Sweden ayaa ogolaaday sharci cusub oo ku saabsan argagixisada. Kaasi oo bilaabanaya1-da Maarso, sharciga ayaana dhaqan galaya waqtigaasi. Horay ayaa loo haystay sharcigan oo kale oo...