Friday, October 31, 2025

Halka ay mareyso tirada Dhimashada Coronavirus ee Sweden oo lasoo bandhigay

0
Tirada inta qof ee uu caabuqa corona ku asiiban karo Sweden ayaa ku xiran, haddba sida loogu guuleeysto daryeelka ama badbaadinta waayeelka. Intii lagu guda...

Försäkringskassan oo Fududeneysa Sharuudaha laga rabo Qofka Xanuunsado ee Cadeenta laga rabo

0
Hay'ada Ceemiska ee Dowlada Sweden ayaa Fududeeneysa Sharuudaha ama Shahaadaha looga baahan yahay Qofka Xanuunsada ee u baahan Mushaharkiisa iyadoo wax walbo laguugu dhameenayo...

Rai’sal Wasaaraha Sweden iyo Boqorka Dalka oo wadajir ula Hadlay Dadweynaha Sweden

0
Waxaa goor dhow si wadajir ah ula hadlay bulshada Sweden ra’iisal wasaaraha xukuumada Sweden iyo boqorka dalka iyada oo oo labadda hoggaamiya ku baaqay...

Wadamada Midowga Yurub (EU) oo ku dhawaaqay Xiritaanka Xuduudaha Mudo bil ah

0
Hoggaamiyeyaasha waddamada ku midoobey ururka EU ayaa kulan ey ku yeesheen khadka telefoonka waxey 19:45 fiidnimadii salaasadii go’aan loo dhan yahay ku gaareen in...

Xaafada Hjulsta oo Xalay lagu dilay wiil 18 sano jir ah & Dad loo...

0
Wararka laga helayo Xaafada Hjulsta ee Waqooyiga Stockholm ayaa sheegaya in Xalay Fiidnimadii halkaasi lagu toogtay wiil dhalinyaro ah dadiisa lagu sheegay 18 sano...

Arbetsförmedlingen:- Shaqo la’an xoogan oo laga filayo guud ahaan Wadanka Sweden sida warbixin lagu...

0
Saameeynta uu caabuqa corona ku yeeshay dhaqaalaha ayaa sabab u noqday iney shirkado badani ey qaar badan oo ka mid ah shaqaalahoodii shaqada ka...

Norway oo soo saartay go’an lagu karantiilayo Dadka Sweden iyo Finland kasoo safraya

0
Dowlada Norway ayaa soo saartay go'an lagu karantiilayo Qof walbo oo ka yimaada Wadamada Sweden iyo Finland kaasi oo la xiriira Qorshaha Dowlada ay...

Basaska in laga Raaco Xaga Danbe oo Dadweynaha Sweden lagu amray maanta wixii ka...

0
Hoggaanka shirkadda gaadiidka dad weynaha SL ayaa soo bandhigtay hab cusub ee loo raaco gaadiidka dad weynaha,  tallaabadn oo hirgaleeysa salaasada maanta ayaa salka...

Dowlada Sweden oo bilowday Xiritaanka qeybo kamid ah Iskuulada Wadanka

0
Dawladda iyo heeyada caafimaadka bulshada ayaa si wadjir ah kula taliyey maamullada dugsiyada sare (gymnasiet) jaamacadaha iyo waxbarashada dadka waaweeyn ee Komvux in ay...

Sharci Cusub:- Dowlada Sweden oo Mushahar siineysa Dadka Shaqadooda ku waayay Cudurka Coronavirus iyo...

0
Saameeyntii uu feyruuska Corona ku yeelanayey bulshada ayaa halkiisii ka sii socota waxaana Dowlada soo saartay Sharciyo looga hortagayo dhibaatada ka dhalan karta cudurkan Dawlada...