Sweden Qofkii labaad oo u dhintay Talaalka Corona
Maamulka caafimaadka ee Uppsala ayaa ku wargaliyay Hay'ada daawooyinka ee Iswiidhan geerida qof waayeel ah oo ku dhintay guri gaar ah oo loogu talagalay...
Sweden oo soo saartay Tirada Dadka la talaalay ilaa Hada
Tirada dadka qaatay tallaalka Corona ee Iswiidhan waxay gaareen ugu yaraan 80,000 oo qof. Ma jiraan wax dhibaato ah oo ka soo gaartay gobolka hirgelinta...
Waa Ganaax dhan 2000 kr Qofka jabiya Sharciga Cusub ee Sweden ( Soo jeedin...
Xafiiska dacwad soo oogaha guud ee Sweden ayaa soo jeediyay in la ganaaxo 2000 oo karoon oo ah ku xad gudubka sharciga ku meel...
Baraf xoogan iyo Dabeylo ka da’ay qeybo kamid ah Sweden
Qeybo badan oo ka mid ah Iswiidhan waxaa ka socda duufaan baraf ah oo la filayo in ay sii kordhaan inta lagu jiro isniinta...
Goobaha laga Akhristo Buugaagta (biblioteket) oo markale dib loo furay
Qaar badan oo ka mid ah maktabadaha dalka ayaa mar kale albaabada loo furay ka dib markii ay Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha ka laabatay talo...
Sharci Cusub oo maanta ka bilowday Dalka Sweden
Maanta, sharciga cusub ee Corona la xiriira ayaa ka dhaqan galayaa ama bilowday Sweden, waxana uu soconayaa ilaa 31ka Sebtember.
Sharciga ayaana diirada lagu saarayaa...
Xidhibaan SD: Sweden waa wadanka ugu cunsuriyada yar Aduunka
Xildhibaan ka tirsan xisbiga midigta fog ee Sweden Democratic Party, Matthias Carlson ayaa sheegay in Sweden ay tahay wadanka ugu cunsuriyada yar aduunka.
Tani waxay...
Louisa Eriksson ” Waxaan dooneynaa inaan noqono degmadii ugu horeysay ee mamnuucda xijaabka ee...
Duqa magaalada Solfsbury, Louisa Eriksson, ayaa sheegtay inay raadinayso xayiraad la saaro xirashada indho shareerka ee dugsiyada hoose iyo sare, iskuulada waxbarashada dadka waaweyn...
Maxaad kala Socotaa Sharciga Cusub ee Barlamaanka Ansixiyay ee Corona la xiriira
Barlamaanka Sweden ayaa maanta Ansixiyay Sharci Cusub oo Corona la xiriiro Ujeeddada sharciga kumeelgaarka ah ayaa ah in dowladda iyo maamulada kale la siiyo suurtagal...
War Hada Ah:- Barlamaanka Sweden ayaa Ansixiyay Sharci Cusub oo Corona La Xiriira
Barlamaanka Sweden waxyar ka hor ayey u codeeyeen in la ansixiyo sharciga ku meel gaarka ah ee Corona ee ay soo bandhigtay dowlada, si...
















