Friday, June 19, 2026

Boqolkiiba 77 Dadka ku noo Sweden Waxay u baahanyihiin Talaalka Corona

0
Sahankii ugu dambeeyay ee ay samaysay xarunta Novus Center ayaa muujisay in boqolkiiba 77 dadka dagan Sweden ee la daraaseeyay ay sheegeen inay jeclaan...

Danmark oo la wareegtay shixnado loogu tala galay Sweden oo loo adeegsado talaalka Coron

0
Maamulka Denmarka ayaa joojiyey shixnado iyo irbado, loo isticmaalay tallaalka Corona, iyagoo ku sii jeeday Sweden, kana soo gudbay xadka ay la wadaagaan Denmark. Sida...

Dowlada Sweden oo Fududeesay Xayiraado hore u jiray kuwa kale kordhisay

0
Dowlada Sweden ayaa go’aamisay subaxnimadan maanta oo khamiis ah in la fududeeyo xayiraadaha la xiriira dugsiyada sare, loona ogolaado daraasadaha laga sameeyo iskuulada taaso...

Markii Labaad oo la talaalay Haweeneydii ugu Horeysay ee Sweden lagu talaalay

0
Gun-Britt Johnsson oo ag qofkii ugu horreeyay ee Iswiidhan ee lagu tallaalo tallaalka Corona - ayaa la siiyay daawadeeda labaad, subaxnimadii maanta. Sida laga soo...

Shaqaalaha ka shaqeeya guryaha Daryeelka caafimaad oo diidaay in lagu tallaalo tallaalka Corona

0
Qof kasta oo afaraad oo shaqaale ah oo ka shaqeeya guryaha kalkaalinta ee Kungsbacka ayaa diiday inuu helo tallaalka ka hortagga covid-19, sida lagu...

Sweden oo soo bandhigtay tirada Dadka laga Ceshtay Shatiga gaari wadista

0
In kabadan 41,000 oo qof ayaa lumiyay rukhsadda darawalnimada sanadkii la soo dhaafay, sida ku xusan tirokoob ay soo saartay Hay'adda Gaadiidka Iswiidhan . Tiradan ayaa ah...

Toogasho ka dhacday Bartamaha Märsta ee Waqooyiga Caasimada Stockholm

0
Warar laga helayo Bartamaha Xaafada Valsta oo ka tirsan Kamuunka Märsta ayaa sheegaya in halkaasi ay ka dhacday toogasho lagu dhaawacay qof. Toogashada ayaa ka...

Moderaterna ”Waa in Qasab lagu talaalaa Qofka ka Shaqeeya goobaha Waayeelka Ama Shaqo kale...

0
Moderaterna ayaa dowladda ka dalbanaya in shaqaalaha goobaha daryeelka caafimaadka cadaadis lagu saaro si ay isaga tallaalaan cudurka covid-19. Qofkii diida tallaalka waa inuu shaqo...

Sweden dhimashada 138 Qof oo la diiwaangaliyay hal maalin

0
Sweden weli waxaa laga diiwaan gelinayaa tiro aad u tiro badan oo dhimashada Corona ah Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha ayaa maanta oo Jimce ah shaacisay...

Waqtiga la bilaabayo Imtixaanka Luuqada ee Dhalashada Sweden oo lasoo bandhigay

0
Dowlada Sweden gaar ahaan baadhayaasha Loo xilsaaray Sharuudaha Luuqada ee Dadka Dalbanaya Dhashada ayaa maanta lasoo saaray iyadoo Imtixaanka la bilaabayo Sanadka 2025 dhanka...