Friday, January 2, 2026

Xayiraadaha Corona oo hakiyay isdhexgalka Xaruumaha Dadka Magangalyadoonka

0
Waxqabadyo badan oo is-dhexgal ah oo ka dhaca Iswiidhan waxaa saameeyey dhibaatada Corona iyo tilmaamaha caafimaadka ee ay soo saaraan mas'uuliyiinta caafimaadka si loo...

Dhageyso: Sharciyada Cusub ee Sweden ka bilaabanaya Horaanta 2021 ” Lacagta Basaboorka oo la...

0
Sharciyo cusub ayaa sanadka Cusub ee 2021 bilowgiisa ka bilowday Sweden Waxaana sharciyada kamid ah Lacagta Basaboorka oo la kordhiyay 350 ilaa 400 kr...

Norway oo soo kordhisay Sharci Qasab kugu Noqonaya oo la Xiriira Xadka Sweden

0
Mas'uuliyiinta Norway waxay go'aansadeen tijaabo khasab ah oo oo laga qaadayo xudduudaha qaarkood, iyo in la xidho waddooyinka kale ee u dhexeeya Norway iyo...

Sweden oo joojisay 8 Safar oo kaga yimid Dowlada UK

0
Booliska xuduudaha ayaa ka hor istaagay sideed rakaab ah oo ka yimid Boqortooyada Ingiriiska inay galaan Sweden. Diyaarad Ryanair ah ayaa ka soo degtay...

Sharciyada Cusub ee Sweden ku soo kordhaya 2021 Qaar kamid ah

0
Sida aan horay idinkugu sheegnay Sharciyo cusub ayaa la filayaa in Sanadkan Cusub ee 2021 ku soo kordhaan wadanka kuwaasi oo badankooda la shaaciyay. Sharciyada...

Laga Bilaabo Kowda January Dadka kasoo Safraya UK oo looga baahanyahay Tijaabada PCR

0
Laga bilaabo kowda Janaayo, tijaabada PCR-ga ayaa looga baahan yahay dadka safarka ah ee ka socda UK ee Sweden soo galaya, Wasiirka Arimaha Gudaha...

Raisel Wasaaraha Sweden oo lagu heesto goob Dukaan oo uu booqday

0
Raisel wasaaraha Sweden ayaa Dadweynaha ugu baaqay in ay joogaan guryahooda iskana ilaaliyaan booqashada Dukaamada xiliga Fasaxa si looga hortago Xanuunka Corona lakin taasi...

Xaafada Tensta oo Sadex qof lagu toogtay goor dhow oo caawa ah

0
Toogasho ayaa ka dhacday Caawa xaafada Tensta ee waqooyi galbeed ee Caasimada Stockholm waxana la xaqiijiyay in Saddex qof ay ku dhaawacmeen. toogashada ayaa dhacday...

Sweden ku dhawaad 205 Qof oo u dhitay Xanuunka Coronavirus

0
Laga soo bilaabo Diisambar 23, Iswiidhan waxay diiwaangelisay 205 dhimasho cusub oo ka dhalatay xanuunka 'covid-19', sida uu qoray wargayska SVT . Dhimashooyinka ugu badan ayaa dhacay usbuuca...

Qiimaha Kaararka Lagu raaco Gaadiidka Sl oo la kordhiyay laga bilaabo 5 January

0
Sida ay Shaacisay Shirkada Gaadiidka u qaabilsan Caasimada Stockholm waxaa la kordhiyay Qiimaha lagu jaranayay Kaararka loo isticmaalo Gaadiidka kala duwan. Laga bilaabo 5 Januar...