Sunday, May 5, 2024

Dowlada Sweden oo Dhalinyarada u fududeneysa deganaanshaha rasmiga ah kadib waxbarashada dugsiga sare

0
Dowladda ayaa maanta si rasmi ah u gudbisay soo jeedinta in loo fududeeyo dhallinyarada aan lala socon deganaanshaha joogtada ah marka ay dhameestaan waxbarashada dugsiga sare. Xarumaha ayaa...

Sweden oo soo saartay Tirada Qaxootiga Qaatay Dhalashada Wadanka Sanadkii hore iyo Dalka ugu...

0
Sanadkii 2020, tirada la siiyay dhalashada Sweden ayaa korortay 25 boqolkiiba marka la barbar dhigo 2019. Isla waqtigaas, tirada soo galootiga Sweden ayaa hoos...

Försäkringskassan: Farqi Weyn oo u dhaxeeya helista Lacagta Jirada iyo Xalinta Kiisaskaasi

0
Maanta Talefashinka SVT ayaa shaaca qaaday baaritaan uu sameeyay in uu jiro kala duwanaan u dhaxeysa Kiisaska la xiriira Dadka dalbada Lacagta Jirada ee...

Sweden oo ka warbixisay Tirada Dhimashada Corona oo Mareysa 13,127 Qof

0
Sweden waxay diiwaangelisay 26 qof oo cusub oo u dhimatay Corona ilaa jimcihii la soo dhaafay. Wadarta dhimashada ayaa gaartay 13,127 xaaladood tan iyo...

Sweden iyo Germalka oo joojiyay Talaalka AstraZeneca oo dhibaatooyin laga helay

0
Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha ayaa go'aansatay inay joojiso tallaalka AstraZeneca ee ka dhanka ah Corona ee Iswiidhan illaa laga dhammaystirayo baaritaanka ay Hay'adda Dawooyinka Yurub (EMA) ka geysaneeyso waxyeellooyinka...

Hay’adda Migrationsverket-ka oo go’an kasoo saaray Qaxootiga Suuriya ee Wadanka ku sugan

0
Laanta Socdaalka Sweden ayaa maanta shaacisay in xaalada dadka reer Siiriyaanka ah iyo baahida ay u qabaan badbaadin aysan isbadelin gudaha Sweden. sida lagu sheegay go’aan ay soo...

Sidee ugu Fudud ayaan ku heli karaa (Booking) Balanta Imtixaanka Gaariga Ama Teoriga ee...

1
Inkastoo la heli karo Balanta Imtixaanka Gaariga ama Teoriga hadana Mudo labo mar ayay hay'adda Trafikverket.se waxay dib u dhigtay Helitaanka Waqtiga balanta oo...

Sweden oo soo bandhigtay Tirada Safarada uga yimid Denmark ee la joojiyay

0
Booliska Sweden ayaa u diiday inay soo galaan 13,000 oo safar ah oo ka yimid Danmark tan iyo markii mamnuucida soo galitaanka la soo...

Raisal Wasaaraha Sweden oo ka hadlay Hadalka Xisbiga SD ugu gafay Diinta Islaamka

0
Raiisel wasaaraha Stefan Löfven ayaa sheegay in xoghayaha xisbiga SD ee islaamka ka sheegay shalay uusan ka yaabinin isaga. “Kani waa SD waana tan aragtidiisa dadka iyo...

Dhaxalsugaha Sweden iyo seygeeda oo laga helay viruska Corona

0
qasriga boqortooyada Iswiidhan wuxuu maanta ku dhawaaqay in Princess Victoria iyo ninkeeda, Prince Daniel, uu ku dhacay cudurka Coronavirus. Sida ku cad bayaanada ay soo...