Thursday, April 25, 2024

Dareen Xoogan oo ka dhashay Xisbiga SD oo diinta Islaamka Wax ka sheegay

0
Xoghayaha Xisbiga Dimuqraadiga Sweden (SD), Ricard Jomshof, wuxuu diinta Islaamka ku tilmaamay "wax laga yaqyaqsoodo". Sida uu sheegayo. "Islaamku waa fikir iyo diin karaahiyo ah," ayuu Jomshof yiri intii...

Soojeedin: Dowlada oo Sharuud ku Xirtay in Caruurta dib loogu Celiyo waalidkooda

0
Baaraha Dowlada Charlotte Lunheim ayaa maanta soo bandhigtay soo jeedinteeda si wax looga badelo sharciga la xiriira Caruurta iyada oo ujeedkeedu yahay in la helo badbaado badan oo...

Norwey oo bilaabeysa qorshe cusub oo kaalmo lagu siinayo shaqaalaha ajaanibta ah ee Sweden...

0
Shaqaalaha ajaanibta ah ee aan u shaqo tagin Norway sababo la xiriira xannibaadaha loo yaqaan 'coronavirus' ayaa heli doona kaalmo aga bilaabo 29ka Janaayo. “Tan...

Go’an Cusub oo laga soo saaray Lacagta Kaalmada ee dadka aanan Shaqeyn karin Xiliga...

0
Dowladda Iswiidhan waxay go’aansatay inay kordhiso kaalmada ay u fidiso dadka aan awoodin inay shaqeeyaan sababo la xiriira halista infekshinka Corona, illaa iyo inta howsha tallaalku...

Qiimaha Naaftada iyo Shidaalka Sweden oo Sare u kacay todobaadkan

0
Qiimaha baatroolka dalka Iswiidan waxaa ku kordhay 15 euro, qiimaha naaftada wuxuu ahaa 25 euro halkii litir ee goobaha laga buuxiyo. Tani waxay ka dhigan...

Maxkamada Malmö oo 14 sano ku xukuntay labo Qof oo lagu eedeeyay Dilka wiil...

0
Maanta, maxkamad ku taal Malmö ayaa ku xukuntay 14 sano oo xarig ah labo danbiile oo lagu eedeeyay dilka iyo haysashada hub culus, oo ka dhan ah Dilka wiil...

Sweden oo Xabsi ku Xukuntay Haweeney ilmaheeda geysay Dalka Suuriya

0
Haweeney 31 jir ah ayaa lagu xukumay saddex sano oo xarig ah kadib markii ay ilmaheeda geesay Dalka Siirira. Iyada oo loo maleenayo inay fasax...

Annie lööf oo ku baaqday in labo todobaad la xiro xarumaha ganacsiga iyo maqaayadaha

0
Gudoomiyaha Xisbiga Center-ka, Annie Lööf, ayaa ugu baaqday dowlada inay xirto xarumaha ganacsiga, maqaayadaha iyo goobaha jimicsiga mudo labo ilaa seddex isbuuc ah si loo...

Tareen ay Saarnaayeen 60 Qof oo Bas kula dhacay Xaafada Hisingen ee Göteborg

0
Tareen siday ilaa 60 rakaab ah ayaa ku dhacay baska ku shaqeeya gaaska ee Xaafada Hisingen Götenborg. Adeegga samatabixinta ayaa sheegay in cidina uusan...

Booliska Stockholm oo caawinaya Qoysaska Nawaaxiga järva Si Caruurta looga badbaadiyo Kooxaha Gangiska

0
Kadib toogashadii dhiigga badan ku daatay ee ay ka fuliyeen burcadda aagga Järva ee gobolka Stockholm, xagaagii la soo dhaafay, inta u dhexeysa 10...