Raisal Wasaaraha Sweden Stefan Löfven oo iska Casilaya Xilkiisa
iyadoo dhawaan xilka lagu soo celiyay Raisal Wasaaraha Sweden Stefan Löfven ayaa maanta mar kale sheegay in xilkaasi oo iska casilayo marka la gaaro...
Norway oo Sharuud Cusub ku Xirtay Dadka uga soo Safraya Sweden
Norway ayaa maanta Shaacisay in Karantiil ay Galayaan Dadka kasoo Safra Sweden Ama Sharuud ay ku tahay in Talaalka Covid-19 ay qaateen.
Siddeed gobol oo...
Sweden oo ogolaatay Qaab Cusub oo loo Furayo Xayiraadaha Ka Jira Wadanka
Dowlada Sweden ayaa maanta ogolaatay in Dadka Qaatay Talaalka ay ka qeyb gali karaan Xafladaha Waaweyn iyadoo aysan jirin Sharuud lagu xirayo marka Laga...
Weerar Tooray loo adeegsaday oo ka dhacay Iskuul ku yaalla Sweden
Weerar loo adeegsaday tooray ayaa ka dhacay iskuul ku yaalla Eslöv oo ka tirsan Skåne.
Weerarka ayaa lagu dhaawacay Mid kamid ah Shaqaalaha ka tirsan...
Dhismo Dabaq oo ku yaala Xaafada Rinkeby oo dab ka kacay
Wararka laga helayo Xaafada Rinkey ee Waqooyiga Sweden ayaa sheegaya in Dabaq dhismo oo ku yaalo halkaasi uu ka kacay Dab.
Dabka ayaa ka kacay...
Rai’sal Wasaaraha Sweden oo ka hadlay Qaxootiga Cusub ee ka imaanaya Afganistan
Markii Daalibaan ay qabsadeen awoodda Afgaanistaan, qaar badan oo Daalibaan ka soo horjeeday ayaa welwelay. Waxay ka baqayaan in Taliban ay ciqaabto ama disho....
Fariimaha Taleefanada ee u dhaxeeya Qaraabada oo loo Isticmaalayo Baaritaanka Guurka Qasabka (Hindise Cusub)
Sweden waxaa ka dhaca Dambiyon la Xiriira Caruur lagu Qasbo guur aysan Rabin waxaana Jiray dhoor Dacwadood oo arintan la Xiriira.
Hay'ada Qarsoorka Sweden ayaa...
Magaalada Gävle ee Sweden oo Roobab xoogan ka da’een iyo Iskuulada oo la xiray
Roob xooggan ayaa ka da’ay Gävle iyo deegaannada u dhow Gävle. waxaa ka da'ay roob ka badan kii caadiga ahaa bishii August oo dhan.
Dhowr...
Midowga Yurub oo ku baaqay in Daaliban lala yeesho Wada-hadal
jeckow ama ha jeclaan, laakiin Midowga Yurub kama xishoonayo inuu la hadlo Taliban.
Tani waa farriintii Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Midowga, Josep Borrell, habeenkii Talaadada.
- Ma...
Sweden oo Dalka dib ugu soo celisay Shaqaalaha ku sugnaa Safaarada Afganistan
ugu danbeyn waxaa dalka Sweden soo gaaray diyaarad siday shaqaalo ka tirsan Safaarada Sweden ku leedahay Dalka Afanistan.
Shaqaalaha ayaa lagu soo qaaday diyaraad gaar...















