Thursday, June 18, 2026

Qarax ka dhacay Magaalada Götenborg ee Sweden oo dad badan ku dhaawacmeen

0
 Dhowr qof ayaa la geeyay isbitaalka, oo ay ku jiraan 6 dhaawac halis ah, ka dib markii qarax saaka ka dhacay dhisme dabaq ah oo...

Cabdixamiid ” Hooyaday Waxay ku dhex dhimatay Taxi Dhexdiisa Markii ay Ambalaska Waceen”

0
Cabdi Xamiid ayaa ka hadlay sida ay hooyadii ku dhimatay mar uu u waramey Raadiyaha Dowalda qeybta P4. Waxay aheyd dhacdo iyo kiis kale oo...

Talaalka Caruurta Sweden oo lagu xiray labada Waalid

0
Hadii Caruurta ay talaalka qaadanayaan ayaa lagu xiray labada Waalid ogolaanshahooda sida ay sheegtay Emma Spaak. Gobolada Wadanka Sweden ayaa siyaabo kala duwan ku wajahey...

Laanta Socdaalka oo laga dalbay Lacag Magdhow ah oo ku aadan Guryaha laga kiraayay...

0
Sanadkii 2015 waxa uu ahaa sanadkii ugu adkaa markaasi oo Qaxooti badan dalka iska dhiibeen. Laanta Socdaalka ayaa xiligaasi u baahatay guryo dheeri ah waxana...

Xisbiga Socialdemokraterna ee Sweden oo soo jeediyay in la Mamnuuco Iskuulada Diimaha ee Madaxa...

0
Xisbiga Socialdemokraterna ee Sweden ayaa maanta soo jeediyay in la Mamnuuco iskuulada Diimaha ee Madaxa banaanka kana jira Dalka. Wasiirada Waxbarashada Sweden Anna Ekström oo...

Sweden oo Musaafurineysa 3 Sano jir ku dhashay Dalka

0
Dowlada Sweden ayaa Musaafurin karta Tim oo Saddex sano jir ah kuna dhashay Dalka Sweden sida uu qoray Aftonbladet. Dowlada ayaa horay go'an uga gaartay...

Sharciga halaga Celiyo Qofka Booqda Wadankiisa uu dhibaatada kaga soo cararay

0
Xisbiga Moderaterna oo kamid ah Xisbiyada ugu weyn Sweden ayaa soo jeediyay in Sharciga Deganaanshaha Rasmiga laga qaado qofka booqasho ku taga Dalkiisa sida...

Sweden oo dib u soo Celisay Sharciga Lacagta looga Jaro Qofka Maalinta u Horeyso...

0
Dowlada Sweden ayaa Maanta ku dhawaaqday in ay dib u soo Celisay Sharciga Dhigaya in Qofka laga Jaro Mushaharkiisa Maalinta ugu horeysa ee Jirada...

Sweden oo bilaabeysa Talaalka Caruurta u dhaxeysa 12 ilaa 15 sano jirka

0
Dowlada Sweden ayaa ku dhawaaqday Talaalka la siinayo Caruurta u dhaxeysa 12 ilaa 15 sano jirka. Sababta Talaalka u qaadanayaan ayaa lagu sheegay in loo...

Sweden oo go’an kasoo saartay Dadka Talaalka qaatay ee ka imaanaya Dalalka Yurub

0
Dowlada Sweden ayaa maaan ku dhawaaqay go'an Cusub oo ku aadan Dadka qaatay Talaalka ee u soo safraya Dalka Sweden Sida ay sheegtay Warbaahinta...