Thursday, May 16, 2024

War hada ah:- Nin Somali ah oo Dhoor Qof ku dhaawacay Dalka Norway

0
Nin Soomaali ah ayaa weerar toorey loo adeegsaday oo sababay khasaaro dhimasho iyo mid dhaawac isugu jira ka geestay magaalo 90-km u jirta magaalada...

Erna Solberg ” Norway Xadkeeda uma fureyso Dalka Sweden iyo Wadamada kale ee Scandinavia

0
Raiisel wasaaraha Norway Erna Solberg ayaa u sheegtay dhigeeda Sweden Stefan Löfven in Norway aysan si buuxda u furi doonin soohdinta ay la leedahay...

Ilmaha Dibada looga soo tago ayaan ka hortageynaa, Norway oo Bilowday Qorshe Cusub oo...

0
Dowlada Norway ayaa sheegtay in ay Bilaabeyso Qaab ay kaga hortageyso in ilaha looga soo tago Dalka Dibadiisa. Sanad kasta xiliga Kuleelaha Waalid badan ayaa...

Lumista Baasaboorka Norway oo la adkeeyay qofka uu ka lumo ama laga xado..

0
dowlada norway ayaa adkeesay qaabka dib loogu helayo passporka dalkaasi hadii uu qofka ka lumo ama laga xado. madaxa waaxda ID-ga u qaabilsan boosliska Norway John...

Akhriso Nuucyada Caafimaad Xumada uu keeno Xanaaqa..

0
Wargayska la yiraahdo European Heart Journal baa cadadkiisii soo baxay 4 March 2014 ku soo saaray, cilmi baadhis ay sameeyeen cilmi baadhayaal ka hawl...

Norway iyo Ingariiska oo isku Raacay Heshiis ku saabsan Shacabka Norway ee UK ku...

0
Dowlada Norway iyo Dowlada ingariiska ayaa gaaray heshiis dhexdeedo ah kaasi oo ku aadan muwaadiniinta Norway ee ku sugan Dalkaasi. Raisal wasaaraha Dalka UK Theresa...

Norway Maxkamadda Oslo oo diiday Racfaan uu Mahad Abiib ku joogi lahaa Wadanka Norway.

0
Maxkamadda  Rafcaanka ee Borgarting ee ku taalla caasimadda dalkaasi ee Oslo waxay daaqadda ka tuurtay Rafcaan uu qaatay Mahad  Maxamuud, isla markaana Kansal-gareysay Muwaadinimadiisa...

Maxkamada Degmada Oslo oo Xabsi labo sano iyo bar ku xukuntay Haweeney Somali ah.

0
Maxkamada Degmada Oslo ayaa xukun ku riday haweeney 31 sano jir ah oo somaliya kasoo jeeda taasi oo lagu eedeeyay in ay kamid tahay...

Shirkada diyaaradaha SAS oo joojisay 200 oo duulimaadyo maanta oo jimco ah

0
Shirkada Diyaaradaha SAS ayaa maanta oo jimco hakisay dulimaadka diyaarada ee Qaarada Yurub kadib markii shaqaalaha shirkada gaar ahaan duuliyayaasha ay ku dhawaaqeen shaqo...

Weerar loo geestay Masaajid ku yaalla Caasimada Oslo ee Dalka Norway

0
Weerar ayaa loo geestay Masaajidka Al-Noor Islamic Centre ee ku yaalla Duleedka Caasimada Dalka norway ee Oslo. Weerarka ayaa dhacay shalay oo Sabti aheyd waxana...