Monday, January 27, 2025

Qaarada Yurub oo Qofkii ugu horeeyay u geeriyooday Cudurka Coronavirus

0
Qofkii ugu horeeyey ayaa dalka Faransiiska ugu geeriyooday caabuqa Coronavirus kaasoo sidoo kale noqday qofkii ugu horreeyay oo cudurkan ugu geeriyooda meel ka baxsan...

Norway ” Hala Musaafuriyo Darawalada Ajaanibta ee ka shaqeeya wadanka”

0
Dowlada Norway ayaa ku dhawaaqday in la musaafuriyo darawalada ajaanibta ee ka shaqeeya wadanka kuwaasi oo heesta sharciyada ku meel gaarka ah sababta ayaana...

Booliska Norway oo sheegay in Haween isku dhex dagaaleen Masaajidka Towfiiq

0
Booliska Dalka ayaa warbaahinta u Xaqiijiyay Dagaal dhexmaray labo haween oo ku dhex sugnaa Masaajidka Towfiiq ee Caasimada Oslo kuwaasi oo mid kamid ah...

Khilaaf ka dhex dhashay Dowlada Norway oo Sabab u ahaa Hooyo lagu soo celiyay...

0
Khilaaf ayaa ka jira Xisbiyada ka dhisan Dalka Norway waxaana taasi ay keentay in Xisbiga FRP uu ka baxo dhismaha Dowlada hada dhisan ee...

Akhriso Sharciyada Cusub ee ka hirgalaya Norway Sanadka Cusub ee 2020 iyo kuwa wax...

0
Dalka Norway ayaa kamid ah wadamada ay ka hirgalayaan sharciyada cusub iyadoo kuwii hore qaarkood wax laga badlay warbaahinta Somaliska ayaa soo qaadaneysa kuwa...

Mariya Abdi ” Aniga oo 16 Sano jir ah ayaa leega qaatay Wiilkeyga hada...

1
waa sheeko hadal heen badan ka dhalisay wadanka Norway taasi oo xitaa ay ka hadashey Raisal wasaaraha Dalkaasi Norway kadib markii hooyo somaliyed ay...

Khilaafka ka taagan Masaajidka Towfiq ee Dalka Norway oo xoogeestay

1
Sida NRK faahfaahisay, dhowr sano oo khilaaf ah ayaa u dhexeeya Gudiyo kaladuwan ee ka tirsan masaajidka 'towfiq. Khilaafka ayaana cirka isku shareeray Axadii,...

Kala bar Ardayda Norway oo yaqaana Daroogada lagu dhex isticmaalo Iskuulka

0
Afartan iyo afar boqolkiiba ardayda Noorwiijiga ah ayaa yaqaana isticmaalka daroogada inta lagu gudajiro saacadaha iskuulka, sida lagu sheegay daraasad cusub oo ka soo...

Hadii aad dhalatay Sanadkan waxaa heleysaa Tikid lacag la’an Yurub oo dhan ah

0
Hadii aad 18 jir tahay kuna nooshahay  wadamada Midowga Yurub waxaa fursad u leedahay inaad mar labaad hesho tareen bilaash ah. Guddiga Yurub ayaa...

Norway Maxkamada Oslo oo Xukun Tarxiil ah ku riday wadaad Caan ah

0
Maxkamada Degmada Oslo ayaa ugu danbeyn xukun tarxiil ku riday Wadaadka Mullar Krekar oo asal ahaan kasoo jeeda Dalka Ciraaq kaasi oo loo tarxiilayo...