Saturday, April 20, 2024

Norway oo Xirtay Xuduudaheeda Bada, kuwa Bariga, iyo Safarada Diyaaradaha

0
Dowlada Norway ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay joojinta Safarada Bada iyo Bariga kuna dartay hakinta Diyaaradaha ku socdaalaya Garoomada Waaweyn ee Dalka. Go'anka ayaa...

Diyaarada Turkish Airline oo joojisay Duulimaadkeeda Sweden iyo Norway

0
Tobanaan kun oo Swedish iyo Norwegian ayaa waxaa saameenaya go’aanka diyaaradda Turkish airlines ku joojisay duulimaadyadda ka tegaya ama imaanaya Sweden, Norway iyo sideed...

Denmark oo iska xirtay Xuduudka Sweden ay la wadaagto

0
Saacadda marka ay maanta ahayd 12 duhurnimo dalka Danmarka ayaa xiray xadka uu la wadaago Sweden si isaga ilaaliyo faafista cudurka Coronavirus. Dadka Sweden ee...

Akhriso:- Qodobo Muhiim ah oo Dowlada Norway kusoo rogtay Dalkeeda

0
Dowlada Norway ayaa Xaalad Deg Deg ah ku rogtay Dalkeeda waxaana kamid ah in la xiro Goobaha Waxbarashada  Dalka iyadoo 15 qodob soo saartay. Qodobada...

Mareykanka oo joojiyay Duulimaadka Diyaaradaha kaga imaanaya Yurub Mudo bil ah

0
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ka hadlay cudurka Caronavirus ee kusii faafaya qeybo badan oo caalamka kamid ah iyo talaabooyinka dowladiisa qaadeyso si...

Sawiro:- Turkiga oo Qaxootiga u Fasaxay Qaarada Yurub iyo Wadooyin Cusub oo loo furay

0
Kumanaan Muhaajiriin ah oo ku sugan dalka Turkey ayaa maanta u dhaqaaqay dhanka xuduudda dalkaas uu la wadaago Greece iyo Bulgaria, ayaga oo ku...

Qofkii ugu horeeyay oo laga helay Cudurka Coronovirus gudaha Dalka Norway

0
Dowlada Norway ayaa sheegtay in Dalkeeda laga helay Cudurka Coronavirus ee ka dilaacay gudaha Dalka Shina waxana warbixinta lagu sheegay shir jaraa.id ay qabteen...

Qaarada Yurub oo Qofkii ugu horeeyay u geeriyooday Cudurka Coronavirus

0
Qofkii ugu horeeyey ayaa dalka Faransiiska ugu geeriyooday caabuqa Coronavirus kaasoo sidoo kale noqday qofkii ugu horreeyay oo cudurkan ugu geeriyooda meel ka baxsan...

Norway ” Hala Musaafuriyo Darawalada Ajaanibta ee ka shaqeeya wadanka”

0
Dowlada Norway ayaa ku dhawaaqday in la musaafuriyo darawalada ajaanibta ee ka shaqeeya wadanka kuwaasi oo heesta sharciyada ku meel gaarka ah sababta ayaana...

Booliska Norway oo sheegay in Haween isku dhex dagaaleen Masaajidka Towfiiq

0
Booliska Dalka ayaa warbaahinta u Xaqiijiyay Dagaal dhexmaray labo haween oo ku dhex sugnaa Masaajidka Towfiiq ee Caasimada Oslo kuwaasi oo mid kamid ah...