Monday, May 6, 2024

Caawa Saacad ayaa dib loo dhigayaa Dalalka Sweden, Norway, Denmark iyo Finland Lasocod Wanaagsan

0
Sanad kasta waxaa dib loo dhigaa xiliga qaboobaha saacad iyadoo waqtiga kulaalaha lagu daro saacad taasi oo ku saleysan cabeenka iyo maalinta oo isbadal...

Dowlada Norway Caasimada Oslo ma qaadi karto Qaxooti dheeraad ah..

0
xili dhawaan la magacaabay wasiirka cadaalada ee dalka norway ayaa durba waxa ka hadlay amaanka caasimada oslo oo dhawaan qalalaaso ka dhaceen. Wasiirka Cadaalada Norway...

Leila Ali Elmi oo la kulmeysa Dhaleeceen ku aadan Muuqaal ay ku baahisay internetka.

1
Leila Ali Elmi ayaa noqotay gabar somaliyed oo ku biirtay barlamaanka Sweden iyadoo kasoo gashay dhanka xisbiga  Miljöpartiet. Xidhibaanada ayaana lagu dhaceeleeyay muuqaal ay ku baahisay...

Labo Haween oo u dhashay Norway iyo Denmark oo lagu dilay Dalka Morocco.

0
Maren Ueland oo 28 sano jir ah una dhalatay Dalka norway iyo Louisa Vesterager Jespersen oo 24 sano jir kana soo jeeda Denmark ayaa...

Norway Cudurka Kansarka oo laga helay Ninka ay u dhaxday Raisal Wasaarada Norway Erna...

0
Erna Solbergs ninka ay u dhaxday ayaa loo sheegay inuu qabo xannuunkan ka hor sannadka cusub Warka naxdinta leh ayaa lagu wargeliyey Sindre Finns waxyar...

Norway oo soo bandhigtay Tirada guud dadka sanadkan loo soo raacday Canshuurta

0
2,9 milyan canshuur bixiye oo canshuur loo soo celinayo, halka 800.000 qofna laga rabo inay celcelis ahaan 25.900 krone bixiyaan. Iyadoo dowladdu soo dirtay fariinta...

Ciid Wanaagsan Guud ahaan Umada Somaliyed iyo Muslimiinta Caalamka

1
Maalinta bari ayay ku beegantahay Ciida Sida ay sheegeen Guud ahaan Wadamada Caalamka iyo Sidoo kale Wadankeena Somaliya oo goor dhow xaqiijiyay arintaasi. Dowlada Sacuudiga...

Akhriso Sharciyada Cusub ee ka hirgalaya Norway Sanadka Cusub ee 2020 iyo kuwa wax...

0
Dalka Norway ayaa kamid ah wadamada ay ka hirgalayaan sharciyada cusub iyadoo kuwii hore qaarkood wax laga badlay warbaahinta Somaliska ayaa soo qaadaneysa kuwa...

Dhimashada Norway ee Cudurka Coronavirus oo mareysa 113 Qof

0
Dowlada Norway Ayaa la tacaleysa Xaalada Coronavirus ee dalka ka dilaacay waxana maanta lasoo bandhigay tirada Dadka u dhintay 113 marka la eego dadka...

Tirada Dhimashada Corona ee laga diiwaangaliyay Sweden iyo Norway Maanta

0
Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha ee Sweden ayaa soo bandhigtay in 73,858 xaaladood oo ah infekshan illaa iyo hadda la diiwaangaliyay, 2469 kun oo qof la dhigey...