Friday, April 26, 2024

Dowlada Norway oo Dadka Waxbarta u kordhineysa mudada ay helayaan Lacagta Shaqo la’anta (dagpenger)

0
Dowlada norway ayaa kordhin doonta qorshaha suurta gal ka dhigaya in waxbarashada la dhameystiro isla waqtiga la qaato gunooyinka shaqo la'aanta. Sidaas waxaa yiri wasiirka...

Norwa: Waalidka Somaliyed ee Caruurta uga soo taga Dibada in la Ganaaxo oo lagu...

0
Xildhibaanad ka tirsan Norway oo lagu magacaabo Hadia Tajik ayaa ku baaqday in la ganaaxo waalidka caruurtiisa uga soo taga dalka dibadiisa isla markana...

War Deg Deg Ah Wasiirka Cadaalada Norway Sylvi Listhaug oo iscasishay goor dhow..

0
Maanta oo talaado ah ayaa lagu waday in Barlamaanka Dalkan Norway uu ka doodo dood xoogan oo ka Dhalaty sawir ay wasiirada Cadaalada soo...

Norway Wasiiro ka tirsan Dowlada oo xilkooda iskaga casilay Sababo Cajiib ah..

0
Dowlada Norway gaar ahaan xisbiga talada Dalka haya ayaa ku dhawaaqay in labo kamid ah Wasiirada xisbiga ay iska casileen Xilkooda. iscasilaada labada wasiir ayaa...

Norway oo Xabsiga u kordhisay Hooyo Somaliyed oo lagu eedeeyay Argagixisinimo.

0
mudo sanad ah oo Xabsi ku jirtay kadib ayaa hada loo kordhiyay waqtiga ay ku sii jireyso Maxkamada sida ay go.aamisay Maxkamada Degmada Oslo...

Dalka Norway 8 Xabsi oo laga mamnuucay in diyaaradaha dul maraan.

0
Sideedaan xabsi ee mamnuucitaanku quseeyo ayaa waxay kala yihiin Xabsiga Bergen, kan Halden, jeelka Ringerike, kan Stavanger , xabsiga Telemark qaybta Skien, xabsiga Trondheim,...

Warbixin Wadan walbo oo Yurub ka tirsan uma dhashaan caruur ku filan.

0
Tiro aad u yar ee qoysaska Yurub oo doorta inay carruur badan dhalaan. dalalka  EU/EØS midkoodna hadda uma dhawo inuu tirada dadkiisa isku dheeli...

Norway Warbaahinta gudaha oo hadal heysa Sumaya Shidane oo Shaqo Cajiib ah ku biirtay...

0
Shaqada Garsooranimada ama Albiitaraha ayaa ah shaqo aad u adag, Sumaya Shidane waa gabar soomaaliyeed oo 16 jir ah kuna nool Magaalada Ovrhalla ee...

Khilaaf u dhaxeeya Maamulka Masaajidka Towfiiq oo sababay in lacagta Deeqda laga jarto

0
Masaajidka Towfiiq ee ka dhisan Caasimada Norway ayaa laga jaray lacagta Deeqda ee Dowlada ugu tala gashay kadib markii khilaaf soo dhexgalay Maamulka Masaajidka...

Booliska Norway:- Waxaan ka wal-wal sanahay Xaafadaha ay daganyihiin Somalida

0
Booliska Dalka Norway gaar ahaan Qeybta Qaabilsan ka hortaga  Xanuunada Faafa ayaa warbaahinta gudaha la wadaagay walwalka ay ka qabaan Xaafadaha ay ku badanyihiin...