Booliiska ayaa go'aansaday in ay ku dhawaaqaan dhacdo loogu yeero dhacdo gaar ah ka dib markii dhawaanahan ay dhaceen dambiyo rabshado wata ka dhaceen...
Booliska Dalka Sweden ayaa u ogolaaday Siyaasiga Rasmus Paludan inuu Quraanka ku gubo Safaarada Turkiga Horteeda.
Ogolaashaha Falkan ayaa imaanaya iyadoo dhawaan Caro ka dhalatay...
Labo wiil oo walaalo ah oo lagu eedeeyay inay u basaasayeen Ruushka ayaa lagu xukumay dalka Sweden.
Xukunku ayaa ahaa mid daa'in ah oo lagu...
Dhowr xabadood ayaa habeenimadii xalay lagu weeraray guri dabaq ah oo ku yaala degmada Farsta ee koonfurta magaalada Stockholm. Wax dhaawac ah lama soo...
Ra’iisul Wasaaraha New Zealand Jacinda Ardern ayaa Khamiista maanta ah si lama filaan ah ugu dhawaaqday in aysan “wax niyad ah u heynin” inay...
Hogaamiyaasha Xisbiyada ayaa ka qeyb qaatay Dooda Baarlamaanka Sweden iyadoo looga dooday Dhoor Qodob.
Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa Sheegay in Siyaasada Soogalootiga Sweden ay kala...
Wasiirkii difaaca ee Jarmalka Christine Lambrecht ayaa is casishay kadib markii ay dhaceen khaladaad iyo dhibaatooyin kale.
Waxay ku soo beegmaysaa iyadoo Berlin ay soo...
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa mar kale shuruud adag ku xiray dalalka Finland iyo Sweden oo dadaal badan ugu jira in ay...
4.3 milyan oo qoys oo ku nool koonfurta iyo bartamaha Iswiidhan ayaa noqday qoysaskii ugu horreeyay ee qaata kaalmada korontada ee la filayo dhammaadka...
Hay'ada Laanta Socdaalka Sweden ayaa go'aansatay inay Qof Qaxooti ah Ku Celiso Dalka Ruushka.
Ninkan oo Asal ahaan kasoo jeeda Dalka Suuriya ayaa hore ugu...














